Sodon Beenood Oo Laga Faafiyay iyo Sadex Meelood oo ay Ka Shabahdo Maka-Allmukarama Warbixin:

0
Laascaanood,(HargeisaPress)—Buuraha ka xiga Gees Kasta Waqooyi,Galbeed iyo Koonfur,oo badhkood Gudaha Magaalada ku yaalaan,Ayaa Lagu Suureeyaa,in ay Tahey Magaalada Juqraafi ahaan ugu Muuqaalka dhaw.Magaalada Barakeysan...

Dahabshiil Group oo Lagu Casuumay Shir Waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka la xidhiidha

0
LONDON, (HargeisaPress) — Shirkadda Dahabshiil Group ayaa Afrika oo dhan keligeed lagaga casuumay Shir lagaga hadlay kala-korodhsiga Khibradaha ama waayo-aragnimada Ganacsiga caalamka ee bilawgiisa...

Badhasaabka Sool oo Ka Hadlay Khasaaraha Rabshadihii Ka Dhacay Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha gobolka Sool, ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyay ee rebashadihii shalay ka dhacay magaaladda Laascaanood, kadib markii ay dadka magaaladaasi...

Xildhibaan Bidhi Oo Golaha Deegaanka Sheffeild Kala hadlay Iskaashi ay la yeesheen D. Hoose...

0
London , (HargeisaPress) —Xildhibaan Mubaarik Yuusuf Cilmi (Bidhi) ayaa maanta kulan la yeeshay Xoghayaha lord maayarka Sheffeild Mrs anne flounders, oo uu kula kulmay...

Doorashada Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka iyo Dareenada Ku Xeeran

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland oo maalmihii lasoo dhaafay la dhammaystiray, kaddib markii gollaha Wakiilladu cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen saddex...

Madaxweynaha Kenya oo Dhaleeceeyay Wadamo Shisheeye oo Faro Gelin Ku Haya Dalkiisa

0
Nairobi (Hargeisa Press)  - Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru kenyatta ayaa dhaleeceeyay wadamada shisheeye oo uu ku eedeeyay isku day fara galin ka dhan ah...

Safiirka Wareegga ee Somaliland Kaysar Cabdilaahi Oo Hambalyo U Diray Shirka Nabada ee Coodanle

0
Waxaan Hamblayo kal iyo laab ah u dirayaa Dhamaan Salaadiinta, Garaadada, Boqorrada, Cuqaasha, Nabadoonada, Culimada, Waxgaradka, Odayaasha, Dhalinyarada, iyo Cid kasta oo gacan ka...

Sucuudiga Oo Ku Soo Biiray Dalalka Danaynaya Dhexdhexaadinta Somaliland iyo Soomaaliya

0
Riyaad, (HargeisaPress) —Boqortooyada Sucuudiga ayaa ku soo biirtay dalalka Geeska Afrika iyo kuwa beesha caalamka ee tar-tanka ugu jira dhex-dhaxaadinta Somaliland iyo Soomaaliya, gaar...

Maayarka Berbera Oo Awood Ku Boobaya Dhul Ay Leeyihiin Qoysas danyar ah

0
Berbera, (HargeisaPress) —Maayarka magaalada Berbera oo maalmihii u danbeeyey lagu eedaynaayey falal nabadgalyo daro ka abuuri kara magaalada oo uu isagu abaabulaayo isagoo isla...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Tababar U Soo Xidhay Saraakiil Ciidan

0
Darar-weyne (Hargeisa Press.com):  Madaxweyne ku xigeenka  Somaliland  Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa tababar u soo xidhay ducfadii lixaad ee saraakiisha iyo saraakiil ku xigeenka...