Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Gaadhay Dalka Finland Iyo Ujeedada Socdaalkooda

0
Helsinki, (HargeisaPress) β€”Masuuliyiinta laanta Finlnad ee xisbiga KULMIYE iyo qaybo ka mid ah taageerayaasha xisbiga ee dalkaasi, ayaa si ballaadhan u soo dhaweeyey wefti...

Hargeysa: Xasan Waraabe Cade Oo Ka Soo Hor Jeestay In Hargeysa Lagu Qabto Shirka...

0
Wajaale, (HargeisaPress) β€”La-taliyaha Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Xasan Waraabe Cade ayaa ka hadley shirkii aragti wadaaga Soomaalida ee dhawaan ka dhacay dalka...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Iyo Soo Dhawayn Lagu...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Waxa saaka subaxii hore magaalada Hargeysa dib ugu soo guryo noqday madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil β€œSaylici” oo muddo safar...

Ciidanka Qaranka Somaliland oo Laascaanood ku soo dhaweeyay Ciidan ka soo goostay Maamulka Puntland

0
Laascaanood,(HargeisaPress) β€” Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Xaruntiisa Laascaanood ku soo dhaweeyay Ciidamo ka soo goostay Maamulka Puntland, kuwaasi oo Somaliland ku soo biiray. Waxa...

Xildhibaan Mubaarig Bidhi Iyo Xildhibaan Nuux Maxamed Oo La Filayo Inay Is Casilaan Iyo...

0
Burco, (HargeisaPress) β€”Khilaaf Adag Ayaa La Sheegay In Caawa U Ka Dhex Aloosmay Gudida Kaanbaynka Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Togdheer Iyo Xildhibaano Ka Tirsan...

Guddiga joogtada Ah Ee Golaha Guurtida Oo Fariin Culus U Direy Saddexda Xisbi Qaran...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Guddiga joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland ayaa fariin culus u direy saddexda xisbi Qaran iyo bulshada Somaliland. https://youtu.be/pDYvTV8iCtI

Ganacsade Maxamed Xasan Ibraahim Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa.

0
Hargeysa, (HargeisaPress β€”Alleh ha u naxariistee waxaa xalay abaaro Afartii habeenimo ku geeriyooday cisbitalka weyn ee Hargeysa Marxuum Suldaan/Sheekh/Ganacsade Maxamed Xasan Ibraahim oo xanuun...

Jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka oo la kulantay xubno ka mid ah barnaamijka Mandela Washington...

0
Washington,(HargeisaPress) β€”Jaaliyadda Somaliland ee Maraykanka ayaa soo dhowaysay afar qof oo reer Somaliland ah oo ka mid ah barnaamijka Mandela Washington Fellows ee YALI. Jamaal...

Guddoomiyaha UCID Oo Ka Hadlay Tabashadda Awdal Ee Saamiqaybsiga

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Waxaa weli taagan tabashadda nidaamka saa-qaybsiga goboladda Awdal, Sool iyo Sanaag bari ee doorashadda Golaha Wakiiladda. Iyadoo doodda wax ka bedelka xeerka...

Sacuudi Carabiya oo Mamnuucdey Xujayda Ajaanibka Ah

0
Riyadh (Hargeisa Press)- Dawladda Sacuudi Carabiya ayaa maanta hakisay Cumrada iyo Dalxiiska ay dalkeeda ku iman jireen ajaaniibta dalalka uu ku fidayo cudurka Coronavirus. Boqortooyada,...