Somaliland Oo Markii Ugu Horeysay Safaarad Ka Furatay Dalka Finland + SAWIRRO

0
Helsinki, (HargeisaPress) —Danjiraha Somaliland U Qaabilsan Dalka Finland Marwo Saamiya Muuse ayaa maanta xadhiga ka jartay xarunta cusub ee safaarada Jamhuuriyada Somaliland ay ka...

Wasiirkii hore ee Boosatada iyo Isgaarsiinta Somaliland oo sheegay in uu cunay lacago ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirkii hore ee Boosatada iyo Isgaarsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in cudurro kala duwan uu ka...

Somaliland: Wararkii Ugu Dambeeyey ee Xabsiga burco iyo Shuban Biyoodka

0
Burco, (HargeisaPress) —Taliyaha guud ee Ciidanka Asluubta Somaliland Gen. Maxamed Cismaan Xudhuun oo socdaal shaqo ku jooga xarunta Goolka Togdheer ee Burco ayaa ka...

Laba Telefishan Oo Laga Joojiyey Inay Ka Hawlgalaan Somaliland

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa gabi ahaanba joojisay inay Somaliland ka hawlgalaan laba Telefishan oo lagu eedeeyey inay warar dhinac u badan baahiyeen. Wasaaradda...

Madaxweyne Silaanyo Oo Xalay Ka Hadlay Xaaladiisa Caafimaad Islamarkaana Beeniyey Warar Sheegayey In Caafimaadkiisu...

0
LONDON,(HargeisaPress) —  Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud  (Siilaanyo) ayaa sheegay inuu caafimaad qabo, isla markaana waxlala yaabo ku tilmaamay  warar sheegayay in xaaladiisa...

Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia oo Ka Digay in la Xidho Xawaaladaha

0
HargeisaPress  — Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya danjire Nicholas Kay ayaa ka digay in bankiga Merchants Bank of California ee Mareykanka uu xiriirka u...

Somaliland oo Agabka Lagaga Hortago Xanuunka Coronavirus U Kala Dirtay Gobolada Dalka

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay gobolada iyo degmooyinka Somaliland ukala dirtay agabka caafimaadka ee lagaga hortago caabuqa Covid-19. Agaasimaha guud ee Wasaaradda...

Xasan Sheekh oo Ka Hadlay Xaaladda Laascaanood

0
Muqdisho (HP): Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood. Xasan Sheekh Maxamuud, oo...

Komiishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Faahfaahiyey Halka Ay Marayso Tirinta Codadka Laga Dhiibtay Doorashadii Madaxtooyada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa Maanta ka hadlay halka ay marayso Tirinta Codadkii laga dhiibtay Doorashada Madaxtooyada ee Dalka ka dhacday 13-kii...

Daawo Muuqaal: Gudidda Daba galka oo Daah furay Xabaal Wadareed laga Helay Arabsiyo

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida Baadhista Xasuuqa Somaliland oo kaashanaya Hay’adda Caalamiga ah ee Epof ayaa daahfuray Xabaal wadareed ay ku aasan yihiin dad Rayid ah...