Somaliland: Warbaahinta Dawladda Oo Lagu Amray In Ay Baahiyaan Dhaliilaha Madaxweynaha iyo Xukuumadda

0
Hargaysa (Hargeisa Press):Warbaahinta dawladda ee Somaliland ayaa lagu amray in ay si siman u baahiyaan dhamaanba wararka iyo barnaamijyadda maalin laha ah ee dalka...

Wasiirka Biyaha Oo Furay Tababar Ku Saabsan Shay-baadhka Biyaha

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Biyuhu waa nolosha, biyo la'aana nololi jiri mayso. Sidaa darteed waa in la hello biyo nadiif ah oo cabista dadka ku...

Guddiga Qaban Qaabadda Xulka Kubbada Cagta Sool Oo La Magacaabay

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada iyo soo xulista xulka Kubadda cagta ee gobolkaasi. Guddigan ayaa soo xulaya...

Hargaysa: Qodobo Laga Soo Saaray Shirkii Guddiga Wanaag Farista

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Shir ay bishiiba hal mar yeeshaan guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista ee Somaliland ayaa maanta la soo gebagabeeyay. Shirkaasi oo ka...

Ardaydii Ugu Badnaa Oo Ka Qalin Jebiyay Jaamacadda Abaarso Tech+Sawirro

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay arday tiradoodu kor u dhaafayso 200 oo arday oo ka qalin jebiyay jaamacadda Abaarso Tech...

Madaxweyne Farmaajo oo labo bilood kadib magacaabay raysal wasaare

0
Mugdisho —Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay raysal wasaare kadib muddo ku dhow labo billood oo dowlada federalka ku shaqeynaysay xukuumad kumeel gaadh...
Covid-19

Wasaarada Caafimaadka oo Ka Warbixisey Xaalada Covid-19 Ee Dalka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) - Wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay Fayraska Corona ee dalka Somaliland, iyada oo bulshada in badan oo kamid ah...

Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Culimadii Lagu Dilay Shabeellada Dhexe

0
Muqdisho (Hargeisa Press) - Sii haya ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay culumaa'udiin dabley hubeysan ay ku dileen deegaan hoostaga degmada...

Golaha Wasiirrada oo La Horkeenay Qorshaha Dhisida Guryaha Shaqaalaha

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Fadhigii 64aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Xisbiyada Mucaaridka Jabuuti oo Walaac Ka Muujiyay Doorashada Dalkaasi Ka Dhacaysa

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Qaar ka mid xisbiyada mucaaradka ee dalka Jabuuti ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen doorashada la filayo inay dalkaasi...