Guri Ku Dumay Magaalada Wajaale iyo Dad Ku Dhintay

0
Tog Wajaale (Hargeisa Press) – Wararka hada naga soo gaadhaya magaalada Tog-Wajaale ayaa waxaa ay sheegayaan in mid ka mid ah dhisme ka socday...

Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Guddida Doorashooyinka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxa uu maanta qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay xubnaha guddida komishanka doorashooyinka qaranka. Kulankaasi...

Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar oo Sheegay In Maayirka Boorama Ka Qaaday Dhul Uu...

0
Boorma (Hargeisa Press)- Sheekh Cabdilaahi Sheekh Cali Jowhar oo ka mid ah culimada waa weyn ee Somaliland ayaa waxaa uu cabasho xoogan ka muujiyay...
Xisbiga KULMIYE

Munaasibad Lagu Taageerayo Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo Lagu Qabtay Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee lagu qabtay munaasibad balaadhan oo lagu taageerayo Shirweynaha 4-aad ee Xiabiga Kulmiye oo bishan inagu soo...

Ujeedka Kulan Dhexmaray Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland iyo Safiirka Midowga Yurub

0
Hargeisa (Hargeisa Press) –Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka midowga Yurub...

Wasaarada Waxbarshada oo Shaacisey In Ardayda Sanadkan Ka Baxday Dugsiyada Dowlada Ay Ka Sareeyeen...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Waxabarashada Somaliland ayaa shaacisay in sannadkan Ardayda ka baxday Dugsiyada Dawladdu ay ka sarreeyeen kuwa Dugsiyada gaarka loo leeyahay. Sidoo kale...

Farmaajo oo Kulan La Yeeshay Baarlamanka iyo Madaxda Maamul Goboleedyada

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Madaxda Dowlad-Goboleedyada, Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Madaxweyne Biixi oo La Kulmay Xildhibaannada Reer Awdal oo Muddo Cadho Kaga Maqan Fadhiyada...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa habeen hore kulan la yeeshay Xildhibaannada Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda Gobolka...

Fiditaanka Magaalada Hargeysa oo La Joojiyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Guddida nashaqadeynta dhulka ee Somaliland ayaa waxaa ay go'aamo culus ka soo saareen qorsheyaasha magaalooyinka dalka. Guddidan oo maanta fadhi ay ku...

Ergo Ka Kala Socota Saylici iyo Wasiir Saajin oo Ay Wada-Hadalo Uga Bilaabmeen Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ergo ka kooban 20 xubnood oo kala socda Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed...