Madaxweyne Farmaajo oo labo bilood kadib magacaabay raysal wasaare

0
Mugdisho —Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay raysal wasaare kadib muddo ku dhow labo billood oo dowlada federalka ku shaqeynaysay xukuumad kumeel gaadh...
Covid-19

Wasaarada Caafimaadka oo Ka Warbixisey Xaalada Covid-19 Ee Dalka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) - Wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa ka hadashay Fayraska Corona ee dalka Somaliland, iyada oo bulshada in badan oo kamid ah...

Soomaaliya oo War Kasoo Saartay Culimadii Lagu Dilay Shabeellada Dhexe

0
Muqdisho (Hargeisa Press) - Sii haya ra'iisal wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ka hadlay culumaa'udiin dabley hubeysan ay ku dileen deegaan hoostaga degmada...

Golaha Wasiirrada oo La Horkeenay Qorshaha Dhisida Guryaha Shaqaalaha

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Fadhigii 64aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,...

Xisbiyada Mucaaridka Jabuuti oo Walaac Ka Muujiyay Doorashada Dalkaasi Ka Dhacaysa

0
Djibouti (Hargeisa Press) – Qaar ka mid xisbiyada mucaaradka ee dalka Jabuuti ayaa waxaa ay walaac xoogan ka muujiyeen doorashada la filayo inay dalkaasi...

Wiil Yar oo Meydkiisa Laga Helay Ceel Ku Yaala Magaalada Hargeysa (SAWIRRO)

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wiil yar ayaa maanta Maydkiisa laga helay Buundo ku taalla Hotel Xamdi gaar ahaan degmada Axmed Macallin Haaruun ee magaalada...

Laascaanood: Shir Ku Saabsan Nabadgeliyadda Degmadda iyo Wacyigelinta Covid-19

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Shirkii guddiga nabadgeliyadda degmadda Laascaanood iyo maayarka ayaa maanta ka qabsoomay xarunta dawladda hoose. Kulankaasi oo ah mid todobaadle ah waxaa ka...

Madaxweyne Biixi oo Loogu Baaqay In Uu Fasaxo Shirkadaha Fly Dubai iyo Air Arabia

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Qaar ka mid ah Shirkadaha ka shaqeeya dhinaca duulimaadyada ee ka howlgala magaalada Hargeysa ayaa waxa ay ka hadleen xayiraada...

Maayarka Laascaanood Oo Dhagax Dhigay Godka Qashin Qubka Magaaladda

0
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/casiis Xuseen Taarwale iyo badhasaabka gobolka Sool ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay Godka qaahin qubka...

“Waa denbi qaran haddii maamulka cusbitaalka Burco iibiyay haamihii Oxygenta”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Guddiga heer qaran ee la tacaalida xanuunka Covid-19 ee Somaliland ayaa ka hadlay warar maalmahan soo baxayay oo sheegayay in agaasimaha...