Guddi Ka Socda Golaha Guurtidda Somaliland Oo Gaadhay Boorama

0
Boorama (Hargeisa Press): Xubno xildhibaano ah oo ka tirsan golaha Guurtidda somaliland ayaa maanta gaadhay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal. Waxaanay guddigaasi kulan la...

Wasaaradda Caafimadka Oo Hawl Gallo Caafimaad Ka Fulinaya Gobolka Gabiley

0
Gabiley (Hargeisa Press): Kooxo isugu jira dhakhaatiir iyo kal-kaliyeyaal caafimaad ayaa maanta hawlo shaqo oo caafimaadka ka bilaabay  deegaamadda Baadiyaha ee gobolka Gabiley. Kuwaasoo daawaynta...

Shirkii Nabadaynta Beelaha Ee Adhi-Cadeeye Oo La Soo Xidhay

0
Adhi-cadeeye (HP): Shirkii nabadaynta beelaha walaaha ah oo muuddo ka socday deegaanka Adhi-Caddeeye ee gobolka Sool ayaa maanta la soo grbagabeeyay. ...

Guddiga Gurmadka Deg Dega Ee Wasaaradda Caafimaadka Oo Shir Yeeshay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka caafimaadka Simaliland Dr. Cumar Cali C/laahi, ayaa kulan la yeeshay guddiga gurmadka xaaladaha deg deg ah ee wasaaradiisa. Kulankaasi oo ka...

Hargaysa: Wasiirka Beeraha Hadhimo U Seemayay Xulalka Selel iyo Awdal

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta hadhimo u sameeyay xulalka ciyaaraha ee goboladda Awdal iyo Selel. Munaasibadda hadhimo sharafeedka oo...

27 Ruux oo Lagu Dilay Iska Horimaad Ka Dhacay Xuduuda Ay Wadaagaan Soomalida iyo...

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) - Dagaal  dhaxmaray labada Qowmiyadood ee Canfarta iyo Soomaalida ayaa lagu waramayaa in lagu dilay 27 ruux, sida lagu sheegay...

Gar-Adag: Caawimo Uu Soo Diray Xildhibaan Bidhi Oo La Gaadhsiiyay Qoys Danyara

0
Gar-Adag (Hargeisa Press): Xildhibaan Mubaarig Yuusuf Cilmi, oo ka tirsan golaha deegaanka Burco ayaa ku caawiyay laba Wiil oo walaalo ah oo Lugaha naafo...

Midowga Yurub oo Somaliland Kala Hadley Sidii Haweenka Hanka Siyaasadeed Leh Looga Taageeri Lahaa...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wefti ka socda ururka Midowga Yurub ayaa kulan la qaatay Wasiirka shaqo-gelinta iyo arrimaha bulshada Somaliland. Kulankan waxaa wasiirka ku wehelinayay...

Warbixin: Maxaa Ku Cusub Ololaha Doorashada Madaxtinimada Ee Mareykanka?

0
Washington (Hargeisa Press) — Iyadoo maalmo kooban ay ka hadhsan tahay inta codbixiyayaashu ay ka dhiibanayaan codadkii ugu dambeeyay ee doorashada madaxtinimada Mareykanka, musharrixiinta madaxweyne ayaa...

Xildhibaan Caydiid Khayre Oo Shaaciyay Musharaxnimadiisa Golaha D/Degmadda Sheekh

0
Sheikh (Hargeisa Press): Munaasibad lagu shaacinayay murashaxnimadda Caydiid Khayre Xaashi, oo u sharaxan xildhibaan-nimadda golaha deegaanka ee degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa maanta...