Guddiga Gurmadka Deg Dega Ee Wasaaradda Caafimaadka Oo Shir Yeeshay

0
608

Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka caafimaadka Simaliland Dr. Cumar Cali C/laahi, ayaa kulan la yeeshay guddiga gurmadka xaaladaha deg deg ah ee wasaaradiisa.
Kulankaasi oo ka qabsoomay xafiiska wasiirka ee xarunta wasaaradda ayaa lagaga hadlay xaaladihii u danbeeyay ee xanuunka Covid-19.
Guddiga u diyaar garowga gurmadka deg dega ah ee wasaaradda caafimaadka.
Guddigaasi oo uu guddoomiye u yahay agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye.


Hargeisa Press.com/Hargaysa Office.

LEAVE A REPLY