Guddi Ka Socda Golaha Guurtidda Somaliland Oo Gaadhay Boorama

0
658

Boorama (Hargeisa Press): Xubno xildhibaano ah oo ka tirsan golaha Guurtidda somaliland ayaa maanta gaadhay magaaladda Boorama ee xarunta gobolka Awdal.

Waxaanay guddigaasi kulan la qaateen badhasaabka gobolka Awdal Maxamed Axmed Caalin (Tiimbaro).

U jeedadda socdaalka guddigaasi ayaa la xidhiidha xog-ogaal u noqoshadda xaaladaha gobolka Awdal, sida amaanka, biyaha iyo caafimaadka.

 

Hargeisa Press.com/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here