Gaadhi ay Gabadh Iyo Ilmo Yari Wateen Oo Galabta Ku Dhacay Gudaha Hargeysa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa goor dhawayd ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa shil baabuur oo sababay khasaare hantiyeed. Shilkan baabuur ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Hargyeysa...

Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska, Mahamed sheekh iyo Suldaan Abshir xildhibaan Mahdi Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Sheekh Cumar Xasan, Suldaan Abshir Xasan Cali iyo xildhibaan Mahdi iyo Xubno kale Ayaa...

Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Go’aamo Iyo Shuruudo Adag Kasoo Saartay Shaqaalaha Rayiddka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland ayaa maanta soo bandhigay go’aamo iyo shuruudo adag oo ay kasoo saartay shaqaalaha Rayyidka ah,waxaana shuruudahan...

Xisbiga UCID Oo Dacwad Ka Gudbiyey Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE+Sababta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga UCID ayaa goordhawayd guddiga komishanka Qaranka Somaliland u gudbiyey dacwad ka dhan ah xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo ay ku...

Madaxwayne ku-xigeenka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Oo Daahfuray Qaadashada Kaadhadhka Codbixinta Ee Gobolka Maroodi-jeex....

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Madaxwayneku-xigeenka ahna kusimaha Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay furitaanka kaadh qaadashada codbixiyayaasha ee gobolka Maroodi-jeex...

Murrashax Muuse Biixi oo Daaha ka Fayday Fadhiidnimada Golaha Wakiillada ee uu Hoggaamiyo Cabdiraxmaan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kulul u dhaliilay waxqabadka Golaha Wakiillada Somaliland...

Wafti Gaadhaya 6 Wasiir Ka Socda Xukuumadda Somaliland oo Gaadhay Dalka Djibouti +Ujeedad Socdalkood

0
Djibouti (HargeisaPress) —Wafti Balaadhan Oo Wasiiro Ah Oo Ka Socda Dawlada Somaliland Oo Gaadhay Dalka Djibouti Iyo Ujeedada Socdaalkoodu Daaran Yahay. https://youtu.be/7Ega5v7-wm0

Suldaan Abshir Xasan Cali,Siyaasi cali Sheekh,Ahmedyasin Sheekh Oo Shacabka Reer Gabiley Ugu Baaqay In...

0
Gabilay, (HargeisaPress) — Suldaan Abshir Xasan Cali oo ka mida salaadinta Somaliland ee Gobolka Gabilay, ayaa shacaka reer gabiley ugu baaqay in ay qaataan...

Shacabka Reer Gabiley Oo Si Diiran U Soo Dhaweeyay Badhasaabkii Ugu Horeeyay Gobolka Gabiley...

0
Burco (HargeisaPress) —Shacabka Reer Gabiley Ayaa maanta  Si Diiran U Soo Dhaweeyay Badhasaabkii Ugu Horeeyay Gobolka Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib), https://youtu.be/7lDp-uieaD4 HargeisaPress News Desk...

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE oo Hadhimo-sharafeed ku Maamuusay Bahda Warbaahinta Somaliland + SAWIRRO

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan oo hadhimo-sharafeed ah ku maamuusay bahda warbaahinta...