Suldaan Abshir Xasan Cali,Siyaasi cali Sheekh,Ahmedyasin Sheekh Oo Shacabka Reer Gabiley Ugu Baaqay In Ay Qaataan Kaadhka Cod Bixinta

0
1562

Gabilay, (HargeisaPress) — Suldaan Abshir Xasan Cali oo ka mida salaadinta Somaliland ee Gobolka Gabilay, ayaa shacaka reer gabiley ugu baaqay in ay qaataan kaadhka cod bixinta ee dhawaan ka bilaami doona Gobolka Gabiley.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here