Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Go’aamo Iyo Shuruudo Adag Kasoo Saartay Shaqaalaha Rayiddka ah Ee Somaliland

0
1709

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland ayaa maanta soo bandhigay go’aamo iyo shuruudo adag oo ay kasoo saartay shaqaalaha Rayyidka ah,waxaana shuruudahan warbaahinta usoo bandhigay wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here