“Qofku isagoo fadhiya gurigiisa ayuu kelmad wanaagsan oo baraha bulshada Facebook, Whatsup geliyo ku...

0
Qofka suxufiga ah ee wax qoraya ama kelmadaha culimada sii faafinaya, ee awoodii Ilaahay siiyey uga faa’iidaynaya ummada way anfaci doontaa. Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Maxamed...

Madaxwayne Siilaanyo Oo Muddo 28 Cisho Ah Kadib Bari Jimcaha Dalka Dib Ugu Soo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” iyo wafti uu hogaaminayo oo muddo safar ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa...

Masuuliyiinta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Tababar Usoo Xidhay 30-Kii Arday Ee Kusoo Baxay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Hay'ada Shaqaalaha Somaliland Mr.Sharmarke Geelle ayaa maanta tababar usoo xidhay 30-kii arday ee dhawaan kusoo baxay imtixaankii lagaga qaaday magaalada...

Wasiir Xukuumadda Somaliland Ka Tirsan Oo Shaqadii Ka Joojiyey Wasiir Ku Xigeenkiisi Iyo Agaasimihii...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Warar xog ogaal ah oo aan helayno kana helayno ilo wareedyo u dhuun daloola wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Somaliland ayaa waxay...

Gaadhi ay Gabadh Iyo Ilmo Yari Wateen Oo Galabta Ku Dhacay Gudaha Hargeysa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa goor dhawayd ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa shil baabuur oo sababay khasaare hantiyeed. Shilkan baabuur ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Hargyeysa...

Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska, Mahamed sheekh iyo Suldaan Abshir xildhibaan Mahdi Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Sheekh Cumar Xasan, Suldaan Abshir Xasan Cali iyo xildhibaan Mahdi iyo Xubno kale Ayaa...

Wasaaradda Shaqada Iyo Arrimaha Bulshada Oo Go’aamo Iyo Shuruudo Adag Kasoo Saartay Shaqaalaha Rayiddka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Somaliland ayaa maanta soo bandhigay go’aamo iyo shuruudo adag oo ay kasoo saartay shaqaalaha Rayyidka ah,waxaana shuruudahan...

Xisbiga UCID Oo Dacwad Ka Gudbiyey Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE+Sababta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta xisbiga UCID ayaa goordhawayd guddiga komishanka Qaranka Somaliland u gudbiyey dacwad ka dhan ah xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE oo ay ku...

Madaxwayne ku-xigeenka ahna Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Oo Daahfuray Qaadashada Kaadhadhka Codbixinta Ee Gobolka Maroodi-jeex....

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Madaxwayneku-xigeenka ahna kusimaha Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb galay furitaanka kaadh qaadashada codbixiyayaasha ee gobolka Maroodi-jeex...

Murrashax Muuse Biixi oo Daaha ka Fayday Fadhiidnimada Golaha Wakiillada ee uu Hoggaamiyo Cabdiraxmaan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si kulul u dhaliilay waxqabadka Golaha Wakiillada Somaliland...