Agaasimaha Horn Cable oo la dardaarmay Saxaafada iyo Xisbiyada Qaranka Somaliland

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Agasimaha Horn Cable Tv Maxamad Cabdi Ilig oo la dardaarmay saxaafadda iyo xisbiyada qaranka Somaliland, Agaasime ilig oo maanta ka hadlayay Casuumad...

Afhayeenka KULMIYE Oo Faahfaahiyey Ujeeddada Casuumad Xisbigu U Sameeyey Saxaafadda Dalka

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Afhayeenka xisbiga KULMIYE Md. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) ayaa Faahfaahiyay ujeeddada Casuumad Xisbigoodu u sameeyay Saxaafadda Somaliland. https://youtu.be/k9W9ipVE2Ic

Madaxa Ololaha Ee Xisbiga Waddani Oo Jawaab Qeexan Ka Bixiyey Hadallo Kasoo Yeedhay Mas’uuliyiinta...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa si adag jawaabo uga bixiyey hadal ka soo yeedhay agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha...

Dalka Yugandha oo Bogaadiyey horumarka Somaliland ka gaadhay dhinacyo kala duwan

0
Addis Ababa,(HargeisaPress) — Wadanka Yugandha ayaa boqaadiyey horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ka gaadhay dhinacyada nabadgelyada iyo dimoqraadiyada, sida lagu sheegay kulan safaarada JSL ee Itoobiya...

Borama: Arday Tiro Badan Oo Laga Joojiyey Imtixaankii Shahaadiga Ahaa, Xabsigana Lagu Gurey+Sababta

0
Borama, (HargeisaPress) —  Arday imtixaanka shahaadiga ah kaga jirtay magaalada Borama isla markaana ay tiradoodu dhamayd 20 arday ayaa waxa laga joojiyey imtixaankii ay...

Siyaasiga Saadaasha Guusha Muj.Abiib Diiriye (Abiib Timacade) Oo La Filayo In Uu Ku Biiro...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —  Muj Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad )oo ka mid ahaa saraakiishii ururkii SNM Ee dib u xorayta gayiga Somaliland isla markaana...

Sheekh Aadan-Siiro Oo Sheegay In Dhul Dekedda Berbera Leedahay La Siiyey Cid Gaar Ah...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay in Dalku u baahan yahay in iska kaashado...

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo Ka Qeyb Galey Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Xildhibaan Sheekh...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Alle ha u naxariistee Sheekh Cumar Axmed Fure oo ka mid ahaa mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa maanta si heer qaran ah...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Xuska Maalinta 26 Juun,Wada Hadaladii Somaliland Iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —26kii Juun 1960 ayey gobolladii la isku oran jiray waqooyiga Soomaaliya waxay xorriyadooda ka qaateen gumaystihii Ingiriiska, waana maalintii ugu horaysay ee...

Xildhiban Sh Cumar Sh Ahmed Furre Oo ka mida Golaha Guurtida oo Caawa Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Alleh ha u naxariistee waxaa caawa tobankii habeenimo ku geeriyooday cisbitalka weyn ee Hargeysa Marxuum Xildhiban Sh Cumar Sh Ahmed Furre oo...