Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Sheekh Cumar Xasan, Suldaan Abshir Xasan Cali iyo xildhibaan Mahdi iyo Xubno kale Ayaa maanta Soo Kormeeray Goobaha Diiwaan Galinta Kaadhka Codbixinta ee deegaada hoose imaad gobolka gabiley.