Itoobiya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay shidaal ka yimid Soomaaliya

0
Ciidamada Difaaca dalka Itoobiya ayaa qoraal ay soo dhigeen boggeeda Facebook waxay ku sheegeen in ay qabteen 30 fuusto oo shidaal ah oo laga...

Somaliland: Laba qof oo ku naf waayay god macdanta laga qodo oo ku dumay

0
Gabiley,(HargeisaPress)– Laba nin oo macdan qodayaal ah ayaa geeriyooday kadib markii uu kusoo dumay god ay macdan ka qodayeen oo ku yaala gobolka Gabilay...

Saylici Oo Ka Qayb galay Arday Ka Qalin Jebiyay Jaamacadxa New Generation

0
Hargeisa (HP): Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb galay qalin jabinta dufcadii 11-aad eek a baxda Jaamacada New...

Halkuu Marayaa Xeerka Hawl-gabka Shaqaalaha Dawladda JSL

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha haayadda Shaqaalaha dawladda Somaliland ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddida Arrimaha Bulshada ee golaha Wakiillada Somaliland. Waxaana kulankaasi guddoomiyaha haayadda...

Gargaarkii ugu horreyay dhinaca dhulka oo gaadhay waqooyiga Gaza

0
Kolonyadii ugu horreysay oo gargaar sida ayaa xalay gaaray waqooyiga Gaza, xilli ay ka sii dareyso xaaladda nololeed ee dadka halkaasi ku nool. Kolonyada gargarka...

Ciidanka Nabad Geliyada Waddooyinka JSL Oo Digniin U Diray Derrawallada

0
Hargaysa (HP): Taliska Ciidanka Booliska JSL, gaar ahaan qaybta nabad geliyada Waddooyinka ayaa digniin u diray darawallada gaaddiidka. Waxaanay sheegeen in dadweynuhu jecel yihiin sharcidaradda,...

Burcadbadeeda Soomaalida oo sii daayay markab uu ka babanaayay calanka Bangladesh

0
Burcadbadeeda Soomaalida ayaa sii daayay markab sitay calanka Bangladesh iyo 23-shaqaale ah oo la socday, kaddib markii sida la sheegay madaxfurasho laga qaatay. Markabkan oo...

Hargeysa: Shaqaalaha Dawlada Oo Maalinta Barito Lagu Wargaliyay In Ay Shaqada Fasax Ka Yihiin...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Hay’adda Shaqaalaha Dawlada Ayaa ku Wargelinaysa Dhammaan Shaqaalaha Hay’adaha Dawladu in ay Maalinta Barito Ah fasax ka yihiin Shaqada Munaasibadda Al-isra wal-micraaj Awgeed. Hay’adda...

Turkiga oo fashiliyey weerar argagixiso oo lagu qaaday maxakamad ku taal Istanbul

0
ISTANBUL– Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa sheegay in ay fashiliyeen waxa ay ugu yeereen weerar argagixiso oo lagu qaaday maxkamad ku taalla magaalada Istanbuul, halkaasi...

Wasaaradda Deegaanka JSL Oo Daah-furtay Faafinta Siyaasadda Qaran Ee Isbedelka Cimiladda

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasaaradda Deegaanka, iyo isbedelka cimiladda Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku qabatay shir lagu daah-furayay faafinta Siyaasada Qaran ee Isbedelka...