Wasiirka Maalgashiga JSL Oo Kormeeray Mashaariic Waawayn Oo Shirkada Oomaar Ka Hirgalisay Magaalada Berbera

0
119

Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiirka maalgashiga iyo warshadaha Somaliland ayaa maanta kormeer u tagay mashaariic waawayn oo shirkada oomaar Company ka hirgalisay magaalo xeebeeda berbera kuwaasi oo qaarkood dhamaadeen qaarna ay wali socdaan dhismahoogii

Shirkada Oomaar International Company ayaa magaalada berbera ka hirgalisay shan mashruuc oo waawayn kuwaasi oo ay ku baxeen malaayiin dollar kala ah warshada jiingada, warshada daqiiqda, warshada konkoraydka, maamaha kaydka shidaal iyo haamaha kaydka saliida.

Sidoo kale masuul katirsan shirkada oomaar ayaa ka warbixiyay mashariicday ka hirgaliyeen berbera

Dhanka Kale wasiirka wasaarada maalgashiga ayaa kahadlay ujeedada kormeerkiisa iyo maalgashinta ay shirkada oomaar samaysay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here