Xoghayaha Guurtida Somaliland ayaa ku wareejiyay Xoghayaha Golaha Wakiillada Xeerarkii Doorashooyinka ee ay saaka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Xoghayaha Guurtida Somaliland ayaa ku wareejiyay Xoghayaha Golaha Wakiillada Xeerarkii Doorashooyinka ee ay saaka ansixiyeen Golaha Guurtidu. https://youtu.be/QehydFWSni0?si=ZatXcQRVrs41cl14

Baanka Dhexe Ee JSL Oo Beeniyay Inuu Lacag Cusub Soo Daabacayo

0
Hargaysa (HP): Baanka dhexe ee Somaliland ayaa mar kale ku celiyay in aanay jirin haba yaraatee wax lacag cusub ah oo uu soo daabacanayo. Guddoomiyaha...

Guddiga Is-waafajinta Xeerarka Doorashooyinka Oo Kulamo Yeeshay

0
Hargaysa (HP): Guddida Is-waafajinta Xeerarka Doorashooyinka Golaha Wakiilada JSL oo sii wada kulmadoodii shaqo ayaa maanta goobo kala duwan ku yeeshay Fadhiyadoodii 12aad iyo...

Wasiirka Waxbarashadda JSL Oo Kulamo La Yeeshay Masuuliyiin Ka Tirsan Wasaaradda Waxbarashadda Kenya

0
Nairobi (HP): Wasiirka Waxbarashada Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), oo dalka Kenya ku sugan ayaa maanta kulamo la yeeshay laamaha ka qayb qaata horumarinta...

Wasiirka Caafimaadka JSL Oo Soo Kormeeray Custitaalka Guud Ee Hargaysa

0
Hargeysa (HP): Wasiirka Wasaaradda Horumarinta caafimaadka Somaliland Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi), ayaa kormeer ku tagay cusbitaalka Daryeel ee magaalada Hargeysa. Cusbitaalka Daryeel ayaa ah cisbitaalkii...

Xukuumadda Somaliland oo si Adag u Beenisay Sheegashada Soomaaliya ee koonfurta Badda Gacanka Cadmeed

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa caddeeyay in JSL ay...

Itoobiya oo sheegtay in ay gacanta ku dhigtay shidaal ka yimid Soomaaliya

0
Ciidamada Difaaca dalka Itoobiya ayaa qoraal ay soo dhigeen boggeeda Facebook waxay ku sheegeen in ay qabteen 30 fuusto oo shidaal ah oo laga...

Dad Oromo ah oo xalay lagu laayay degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo

0
Inta la xqiijiyay 6 qof oo ka soo jeeda qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya iyo qof Soomaali ah ayaa xalay lagu dilay degmada Beledxaawo...

Xukuumada Somaliland Oo Shaaciyay Wakhtiga La Aasayo Marxuum Cabdinaasir Muuse Iyo Halka Lagu Aasi...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Gudida qaban qaabada aas Alle Ha,unaxariistee marxuum cabdinaasir muuse Dahable oo ka kooban wasiiro,maayarka gabiley iyo xildhibaano katirsan baarlamaanka Somaliland ayaa galabta shaaciyay...

Cameron: Xuutiyiintu waa inay joojiyaan weerarada Badda Cas

0
Xoghayaha arrimaha dibadda ee UK David Cameron ayaa sheegay in weerarada Xuutiyiinta ee ka dhanka ah maraakiibta caalamiga ah ay tahay in la joojiyo”...