Wasiirka arimaha dibedda Malawi, Eisenhower Mkaka

Wasiirka Arrimaha Dibedda Malawi oo Iska Difaacay Eedaymo La Xidhiidha Socdaalkiisa Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka arimaha dibedda ee dalka Malawi, Eisenhower Mkaka oo booqasho ku jooga Somaliland maalmihii u danbeeyay, ayaa ka hadlay sababta dhabta...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Soo Afjaray Dacwad Dhul oo Muddo Dheer Maxkamadda Ku Jirtay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Somaliland ayaa sulux ku dhameeyay dacwad dhul ah oo muddo dheer maxkamadda ku jirtay. Dhulka...
carwadda shaqo-abuurka dhalinyaradda Somaliland

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Furay Carwadda Shaqo-abuurka Dhalinyaradda

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay carwadda shaqo-abuurka dhalinyaradda Somaliland oo ay soo...
Guddida Qaban Qaaada Shirweynaha 7aad Ee Solja

Aqlabiyadda Saxafiyiinta Somaliland oo Kalsoonidii Kala Laabtay Guddida Qaban Qaaada Shirweynaha 7aad Ee Solja

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Aqlabiyadda wariyayeyaasha ka hawlgalla Somaliland ayaa kalsoonidii kala laabtay guddida qaban qaabada ee shirweynaha todobaad ee ururka saxaafadda Somaliland ee...

Dalal Yurub Ah oo Joojiyey Duulimaadyada Ka Yimaada Ama Taga UK, Fíditaanka COVID-19 Awgeed

0
Brussels (Hargeisa Press) – Dalal badan oo ku yaala qaarada Yurub ayaa soo rogay xanibaado iyo xayiraado dhinaca socdaalka ah oo ku saabsan duulimmaadyada...
Dowladda Hoose ee degmada Burco

Hanti Dhowrka Guud oo Baadhis Ka Bilaabay Dowlada Hoose Ee Burco

0
Burco (Hargeisa Press) — Hanti dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland ayaa waxaa ay Baadhis Cusub ka bilaabeen Dowlada Hoose ee magaalada Burco. Sida uu warbaahinta...

Qarax Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Addis Ababa

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) — Ugu yaraan Saddex qof ayaa Axadda maanta ah ku dhimatay markii bambo meel lagaga tagay ay ku qaraxday caasimadda...
Somaliland iyo Taiwan

Somaliland iyo Taiwan oo Bilaabay Iskaashiga Beeraha

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Dowladdaha Somaliland iyo Taiwan ayaa si rasmiya hashiis ugu wada gaadhay is kaashi la xidhiidha dhinac wax soo saarka gaar...
Ilhaan Cumar iyo Donald Trump

Ilhaan Cumar oo Ku Eedaysay Trump In Uu Masuul Ka Yahay Dhimashada Aabaheed

0
Washington (Hargeisa Press) — Ilhaan Cumar ayaa ku eedeysay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump in dayacaad dambilenimo ah oo uu sameeyey ay mas’uul ka tahay...
Farmaajo iyo Kenyata oo ku kulmay Jabuuti

Wadahadallo Lagu Dhex-dhaxaadinayo Kenya iyo Soomaaliya oo Jabuuti Ka Bilaabmay

0
Djibouti (Hargeisa Press) — Wadahadallo lagu dhex-dhexaadinayo Madaxweyneyaasha Kenya Uhuru Kenyata iyo Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qabsoomay dalka Jabuuti. Labada madaxweyne ayaa waxaa...