Aqlabiyadda Saxafiyiinta Somaliland oo Kalsoonidii Kala Laabtay Guddida Qaban Qaaada Shirweynaha 7aad Ee Solja

0
709
Guddida Qaban Qaaada Shirweynaha 7aad Ee Solja
Guddida Qaban Qaaada Shirweynaha 7aad Ee Solja

Hargeisa (Hargeisa Press) — Aqlabiyadda wariyayeyaasha ka hawlgalla Somaliland ayaa kalsoonidii kala laabtay guddida qaban qaabada ee shirweynaha todobaad ee ururka saxaafadda Somaliland ee Solja.

Wariyeyaashan ayaa shirweynaha lagu dooranayo hogaanka ururka iyo guddida fulinta ku tilmaamay mid ay xukumadu afduubtay.

Waxanay Xukumadda ku eedeeyeen inay majaro habaabinayso Ururka islamarkaana Xubno Xukumadda taabacsan u gacan galinayso.

Sidoo kale, waxa ay ka digeen natiijada ka soo baxda Shirka lagu dooranayo Hogaanka Ururka SOLJA.

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA oo markii horeba aanay Wariyeyaashu ka mahad sheegan ayaa haatan u muuqda mid Khilaaf ragaadiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here