Madaxweynaha Somaliland oo Gaadhay Jabuuti, Si Balaadhana Loogu Soo Dhaweeyay

0
Djibouti (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti. Madaxweynaha iyo weftigiisa...

Qaramada Midoobay oo Baadhitaan Ka Sameynaysa Gobolka Tigray

0
Mekelle (Hargeisa Press) — Qaramada Midoobay ayaa ku dadaaleysaa in ay koox ka socota ay tagaan gobolka Tigray, si ay u baadhaan xadgudubyada xuquuqda...
Muuse Biixi iyo Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweyne Biixi oo Safar Heer-sare Ah Ku Tagaya Jabuuti

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maalmaha soo socda u safraya dalka Jabuuti, Sida laga soo xigtay ilo-wareedyo ka tirsan...
Xasan Sheekh Maxamuud

Xasan Sheekh Maxamuud oo Sheegay Inaan Somaliland Lagu Khasbi Karin Midnimo Ay La Gasho...

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadley Culaysyada dublamaasiyadeed ee xukuumadda uu hogaamiyo Farmaajo ku hayso Somaliland. Xasan...
Wasiirka arimaha dibedda Malawi, Eisenhower Mkaka

Wasiirka Arrimaha Dibedda Malawi oo Iska Difaacay Eedaymo La Xidhiidha Socdaalkiisa Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Wasiirka arimaha dibedda ee dalka Malawi, Eisenhower Mkaka oo booqasho ku jooga Somaliland maalmihii u danbeeyay, ayaa ka hadlay sababta dhabta...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Soo Afjaray Dacwad Dhul oo Muddo Dheer Maxkamadda Ku Jirtay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ahna guddoomiyaha guddida cadaaladda Somaliland ayaa sulux ku dhameeyay dacwad dhul ah oo muddo dheer maxkamadda ku jirtay. Dhulka...
carwadda shaqo-abuurka dhalinyaradda Somaliland

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo Furay Carwadda Shaqo-abuurka Dhalinyaradda

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qayb-galay carwadda shaqo-abuurka dhalinyaradda Somaliland oo ay soo...
Guddida Qaban Qaaada Shirweynaha 7aad Ee Solja

Aqlabiyadda Saxafiyiinta Somaliland oo Kalsoonidii Kala Laabtay Guddida Qaban Qaaada Shirweynaha 7aad Ee Solja

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Aqlabiyadda wariyayeyaasha ka hawlgalla Somaliland ayaa kalsoonidii kala laabtay guddida qaban qaabada ee shirweynaha todobaad ee ururka saxaafadda Somaliland ee...

Dalal Yurub Ah oo Joojiyey Duulimaadyada Ka Yimaada Ama Taga UK, Fíditaanka COVID-19 Awgeed

0
Brussels (Hargeisa Press) – Dalal badan oo ku yaala qaarada Yurub ayaa soo rogay xanibaado iyo xayiraado dhinaca socdaalka ah oo ku saabsan duulimmaadyada...
Dowladda Hoose ee degmada Burco

Hanti Dhowrka Guud oo Baadhis Ka Bilaabay Dowlada Hoose Ee Burco

0
Burco (Hargeisa Press) — Hanti dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland ayaa waxaa ay Baadhis Cusub ka bilaabeen Dowlada Hoose ee magaalada Burco. Sida uu warbaahinta...