Hanti Dhowrka Guud oo Baadhis Ka Bilaabay Dowlada Hoose Ee Burco

0
1764
Dowladda Hoose ee degmada Burco
Dowladda Hoose ee degmada Burco

Burco (Hargeisa Press) — Hanti dhawrka Guud ee Qaranka Somaliland ayaa waxaa ay Baadhis Cusub ka bilaabeen Dowlada Hoose ee magaalada Burco.

Sida uu warbaahinta u sheegay Ku xigeenka guud ee Hanti Dhowrka qaranka Sacad Riiraash.

Dabagal iyo baadhista ayaa lagu samaynayaa Mashaariicda JPLG ee laga fuliyay magaalada Burco.

Baadhistan ayaa waxaa ay noqonaysaa tii ugu horeysay nooceeda ah ee ay fulinayaan Hantidhawrka Guud Qaranku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here