Dalal Yurub Ah oo Joojiyey Duulimaadyada Ka Yimaada Ama Taga UK, Fíditaanka COVID-19 Awgeed

0
788

Brussels (Hargeisa Press) – Dalal badan oo ku yaala qaarada Yurub ayaa soo rogay xanibaado iyo xayiraado dhinaca socdaalka ah oo ku saabsan duulimmaadyada ka yimaada ama taga dalka Boqortooyada Ingiriiska, oo uu aad ugu sii fáafáyo COVID-19.

Dalka The Netherlands ayaa waxaa uu joojiyey duulimaadyada ka yimaada UK, mudada kooban ee ka hadhay sanadkan.

Sidoo kale, dalka Belgium ayaa soo saaray amar lagu xayirayo duulimmmmaadyada 24-ka saacadood ee soo socota oo ka bilaabmmaysay saqdii dhexe ee caawa.

Kuwaas oo sheegay in dhamaanba la joojinayo isku socodka marinada Britain.

Arrintan ayaa timid kadib soo laba kaclaynta xanuunka Covid-19 oo qaar ka mid ah dalalka caalamka ay malaayin qof u dhinteen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here