Maamulka Buuhoodle Oo Soo Kormeeray Deegaamo Gobolkaasi Ka Tirsan

0
504

Buuhoodle (HP): Maamulka gobolka Buuhoodle ayaa maanta kormeer ku soo maray deegaamo ka tirsan gobolkaasi.
Weftigaasi waxaa hogaaminayay badhasaabka gobolka Buuhoodle Mustafe Xaaji Cabdi.
U jeedada kormeerka weftigaasi ayaa ahayd sidii u bulshadda ugu wacyigelin lahaayeen in ay diyaar garoobaan diiwaangelinta codbixiyeyaasha oo dhawaan ka bilaabmi doonta Buuhoodle iyo gobollo kale.
Waxaanay weftigaasi soo kormeereen deegaamadda Maygaagle, Dhalaama Cunne, Carro-weyn, Gucundhaale, Horufadhi, Dan-dan, Widhwidh iyo tuullooyin kale.
Deegaamadaasi oo dhamaantoodba ka tirsan gobolka Buuhoodle.
Daawo:Warkaasi:


Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here