Suldaan Ismaaciil Sul. C/raxmaan Oo Gabiley Ku Casuumay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland

0
Gabiley (HP): Suldaanka beelaha gobolka Gabiley Suldaan Ismaaciil Suldaan C/raxmaan, ayaa maanta munaasibad balaadhan oo Qado sharaf ah magaaladda Gabiley ugu sameeyay suldaan Daa’uud...

Dr. Gaboose Oo Ku Dhawaaqay Urur Siyaasadeed Cusub

0
Hargaysa (HP): Siyaasiga caanka ah ee Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa maanta magaaladda Hargaysa kaga dhawaaqay in uu furanayo urrur siyaasadeed cusub. Inkastoo uu Dr....
Xisbiga Waddani

Xisbiga Waddani oo Ka Hadley Qiimaha Laydhka Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xoghayaha Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee xisbiga Waddani, Maxamed Sidiiq Dhame ayaa sheegay in Somaliland noqotay meelaha ugu Laydhka qaalisan...

Wasiirka Beeraha Oo Ka Hadlay Ayax Ku Habsaday Somaliland

0
Hargaysa (HP): Ayax aad u fara badan oo guuraya oo daruurraha cirka dadka ka qariyay ayaa maanta ku habsamaday deegaamo ka tirsan gobolka Maroodijeex. Ayaxaasi...

“Cilmigu waa hubka uugu culus ee aad aduunka ku bedali karto” Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxayd ahayd maanta kadib markaan ka qayb-galnay qalinjabinta dufcadii 6aad ee ka baxda Jaamacadda ADMAS University. Tirada ardaydan ayaa ahayd 416...

Ceerigaabo: Badhasaab Tiimbaro iyo Maayar Ismaaciil Oo Isku Khilaafsan Xaaladda Degdegga Ah

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha gobolka Sanaag Maxamed Axmed Tiimbaro iyo maayarka magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur,  ayaa isku khilaafsan xaaladda degdegga ah ee madaxweyne...

Weftigii uu hoggaaminayay Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE oo Booqday Cusbitaalka Guud ee Burco...

0
Burco, (HargeisaPress) —Weftiga uu hoggaaminayay Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay ka mid yihiin Wasiiro ka tirsan Xukumada...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qaabilay Madaxweynaha DDS Itoobiya

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxweynaha Dawlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Musfate Muxumed Cumar,  oo safar...

Guddoomiyaha KULMIYE iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo si Ballaadhan loogu soo Dhaweeyey Wajaale iyo...

0
Wajaale ,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbal-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa si la yaab leh loogu soo...

Is rasaasayn Laba Kooxood Ah Oo Goor Dhawayd Ka Dhacday Garoonka Diyaaradaha Magaalada Laascaanood+Kooxaha...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —War deg deg ah oo hadda naga soo gaadhaya magaalada laascanood ayaa sheegaya in goor dhawayd ay laba kooxood  is rasaasayni ku...