Madaxweyne Biixi oo Kormeeray Rugta Kutubta Berbera + SAWIRRO

0
Berbera, (HargeisaPress) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray xarunta cusub ee wax Akhrista ee magaalada Berbera, waxana uu indho-indhayn kooban...

Xukuumadda oo Xabsiga Ka Sii Deysay Sheekh Maxamed Ismaaciil

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay caawa xabsiga ka sii daysay Sheekh Maxamed Sheekh Ismaaciil oo mudo ku xidhnaa magaalada Hargeysa. Sheekh...

Xukuumada Somaliland oo sheegtay in ay sharcidaro Tahay Dekeda Ceel-gerdi

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumada Somaliland ayaa sharci daro ku Tilmaamatay Dhismaha Dekeda Ceel-gardi oo xiisada ka abuurtay Gobolka Saaxil, waxanay sheegen in Ciidanka Boolisku la...

Safiirkii Dawladda Talyaaniga U Fadhiyay Dalka Koongo Oo La Dilay

0
Goma (HP): Safiirkii dawladda Talyaaniga ee dalka jamhuuriyadda dimoqraadiga Koongo iyo derawalkiisii oo u dhashay dalka Koongo ayaa maanta lagu dilay dalkaasi. Kadib markii ay...

Hoggaanka Kulmiye oo Kulan La Yeeshay Taageerayaasha Xisbiga Ee Gabiley

0
Gabiley (Hargeisa Press) – Wefdigii uu hoggaaminayey guddoomiye ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere) oo safarro shaqo oo la isku...

Agaasimaha Guud Ee Warfaafinta JSl oo Qalab ku wareejiyay Waaxda Dhaqanka.+ SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Mukhtaar Maxamed Cali ayaa waaxda dhaqanka ee wasaaradda warfaafinta ku wareejiyey qalab. Ugu horaynba waxa...

Xisbiga Erdugan oo mar kale looga guuleystay doorashadii ku celiska aheyd ee Istanbul

0
ISTANBUL,(HargeisaPress) —Musharraxa  ka socday xisbiga mucaaradka ah ee CHP ninka la yiraahdo Ekrem Imamoglu ayaa ku guuleystay doorashadii ku celiska aheyd ee maanta ka...

Taliska Ciidamada Mareykanka oo Ku Xadgudbay Madax-banaanida Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Taliyaha Guud ee Ciidamada Wadajirka Mareykanka ee Geeska Afrika, haweenayda Major General Jami C.Shawley, oo booqasho ku timi Somaliland, ayaa...

Shir Lagu Qiimaynayo Manhajka Waxbarashadda Somaliland Oo Hargaysa Ka Furmay

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Wasiirka wasaaradda waxbarashadda iyo Sayniska Cismaan Jaamac Aadan, ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka furay shir ku saabsan dib-u-eegis lagu samaynayo manhajka...

Madaxweynaha Somaliland oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyey Xubno ka mid ah Xukuumadiisa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay...