Somaliland: Rubuc Qarni Dhugasho Mudan (Feb. 1991kii–Feb. 2016ka)! Qalinkii: Mustafe Suleymaan Cilmi,

0
Hal-qabsi: Guddoon dhacey waa nacas ninkii gaar u faashadey, Guri ba’ay waa cadow ninkii raarta sii korey, Guushaada waa lala jiraa ee gees ha ka ahaan, Gobanimo waa...

Ciidamada Booliska Degmada Sheekh Oo Rasaas Ku Furay Qaar Kamida Arday U Dalxiis Tagtay...

0
Burco, (HargeisaPress) —War hadda soo gaadhay xafiiska Shabakada HargeisaPress, kana soo gaadhay degmada sheikh ayaa sheegaya in ciidamada booliska degmada sheikh ay rasaas nool...

Ma Gees oo kale! Qalinka: Barkhad M. Kaariye

0
Ma dhawayn wakhtigaan bartay oo waxa I baray qalinkiisa. Ma dhawayn wakhtiga aan warbaahinta ka maqli jiray magaciisa. Dhawr iyo toban sanno ka hor,...

“Garyaqaanku Waxa Uu Lamid Yahay Boqolaal Qof Oo Ka Horeeyey Oo Xamar U Shaqo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukumadda Somaliland ayaa markii u horeysay ka hadashay garyaqaanki guud ee Somaliland mudane Ibraahin Iidle Salebaan oo madaxwaynaha Somaliland maliintii shalay ahayd...

Fursadaha Dhaqaale Ee Dayacan

0
Bismilaahi Qoraalku waa tilmaan uu qofku wax ku sawiro kuna soo gudbiyo xaalad kasta oo dareenkiisa uu ku cabiri karo , talaabo qaad markaad istiraahdo...

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabay Masuuliyiin Badan Oo Ka Tirsanaan Doona Xisbiga UCID+Magacyada...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID eng Faysal Cali Waraabe ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku magacaabay masuuliyiin badan...

Daawo: Maareeyaha Wakaalada Biyaha Oo Ka Warmay Hawsha Biyo Galinta Hargaysa

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Maareeyaha  Wakaalada Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis Ayaa Wareysi uu siiyay HCTV  ku Sheegay In Dhigida Dhuun Weyn Oo Biyaha Keenta...

Madaxweyne Siilaanyo oo Qaabiley Xildhibaan Ruush ah oo dalka keenay Mucaawimo Raashin ah +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed  Siilaanyo, ayaa xafiiskiisa ku qaabiley caawa, Mudane, Ziyad Sabsabi oo xubin ka ah aqalka sare ee...

Beesha Dhulbahante Ee Gobolada Sool iyo Buuhoodle Oo Wasiir Sadexaad Loogu Kordhinayo Xukuumada Siilaanyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ayaa labadii maalmood ee u dambeeyay qorsheynaysay sidii Mansabyada Xilalka Qaranka ee Golaha Wasiirada Wasiir Sadexaad oo kasoo jeeda...

Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Saaka Is Diiwaangaliyay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharaxa madaxweynaha xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa  Saaka Iska Diiwaangaliyay Goobta Hay'adda Shaqaalaha, Sidoo kalana Kormeer Kusoo...