Ciidanka Booliska Somaliland oo Gacanta ku dhigay Mukhalasiinta Dhallinyaradda Tahriibisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan oo uu Weheliyo Afhayeenka Ciidanka Booliska Gaashaanle Sare Faysal Xiis oo Shir Jaraa’id...

Kulankii Guddoomiye Cirro iyo Guddoomiyaha Guddida Afrika ee Congresska Chris Smith + SAWIRRO

0
Washington DC, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro ayaa kulan la qaatay Christopher H. Smith oo ah Guddoomiyaha Guddida Afrika u...

Maareeyaha Dekadda Berbera oo Shaaciyey Dhammeystirka Barxadda Wajaale ee Dekaddaasi+ Kuna Dhawaaqay Digreeto Madaxweynahu...

0
Berbera (HargeisaPress) —Maareeyaha dekadda caalamiga ah ee magaalada Berbera Inj.Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor), ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey dhammeystirka wejiga...

Daawo:-gudomiyaha gobolka sool oo xafiskiisa kuqaabilay gudida abaara kalana wareegay raashin

0
laascaanood, (HargeisaPress) —gudomiyaha gobolka sool oo xafiskiisa ku qaabilay gudida abaara kalana wareegay raashin loogu tala galay dadka abaaaruhu saameeyeen                       Ka daawo muuqaalka halkan   https://youtu.be/cJ7SEY6Ts-U shabakada caalamiga ah...

Maamulka Dawladda Hoose Ee Gabiley Oo Kormeer Ku Samaysay Goobaha Adeega Bulshada

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Masuuliyiinta gobalka gabiley ayaa saaka kormeer ku tagey qaar ka mid adeegyada bulshada gobalkani gabiley madaama oo ay todobaadkan gudihiisa ay roobab...

Daawo:-xaflad lagu xisayay sannad guuradii 34aad ee ka soo wareegtay dhagaxtuurkii burco sannadkii 1982

0
Burco, (HargeisaPress) —xaflad lagu xisayay sannad guuradii 34aad ee ka soo wareegtay dhagaxtuurkii burco sannadkii 1982 wakhtigaas oo dalka ay haysatay taliskii maxamed sidaa...

Cabdicasiis Samaale Oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay Magaaladda Washington ee Dalka Mareykanka +...

0
Washington DC, (HargeisaPress) —Waxa maanta oo taariikhdu tahay bisha May kowdeeda, 2016, lagu soo dhoweeyay Cabdicasiis Maxamed Samaale garoonka diyaaradaha ee Washington Dulles International...

Diiwaangalinta Codbixiyayaasha Gobolka Maroodi-jeex Oo Gashay Wajiga Maalintii Saddexaad Iyo Masuuliyiinta Saddexda Xisbi Qaran...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Diiwaangalinta codbixiyayaasha oo 30-04-2016- si rasmi ah uga bilaabmatay gobolada maroodi-jeex  ayaa maalintii saddexaad si habsami leh uga socota deegaanada  hoos yimaada...

Daawo: SAWIRRO Gurigii Lagaga Dhawaaqay Somaliland Ee Burco Oo Si Casri ah Loo Dhisaayo...

0
  Burco, (HargeisaPress) —Gurigii Lagaga dhawaaqay Somaliland ayaa la shaaciyay in qaab casriya loo dhisayo kaasi oo noqon doona guri uu leeyahay qaranka somaliland ....

Deg Deg:Gabadh Yar Oo Meyd Keedii Laga Helay Xaafada Actober Ee Magaalada Burco

0
Deg Deg:Gabadh Yar Oo Meyd Keedii Laga Helay Xaafada Actober Ee Magaalada Burco Burco, (HargeisaPress) —Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer Ayaa Waxaa Maanta Xaafad...