Musharaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo Saaka Is Diiwaangaliyay

0
1027

Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharaxa madaxweynaha xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa  Saaka Iska Diiwaangaliyay Goobta Hay’adda Shaqaalaha, Sidoo kalana Kormeer Kusoo Maray Goobaha Ay Ka Socoto Diiwaangalinta Codbixiyayaasha ee Caasimada Hargeysa.

 

“Annagu Dacwada Aan U Gudbiney Waxay Ahayd Si Aaney Qarankan Mar Danbe Nin Xisbi Tuurta Ku Sitaa Oo Idhaahda Xisbiga Aniagaa Leh Aaney U Dhicin,Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE..”Aqoonyahan Jamaal Cali Xusseen.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here