Daawo: Maareeyaha Wakaalada Biyaha Oo Ka Warmay Hawsha Biyo Galinta Hargaysa

0
897

HARGEISA, (HargeisaPress) — Maareeyaha  Wakaalada Biyaha Hargeysa Ibraahin Siyaad Yoonis Ayaa Wareysi uu siiyay HCTV  ku Sheegay In Dhigida Dhuun Weyn Oo Biyaha Keenta Hargeysa Ay Haatan Gebo Gebo Ku Dhowdahay Iyadoo Dhamaadka Sanadkan Uu Sheegay In Hargeysa Heli Doonto Labaatan Million Oo Liter Oo Biyo Nadiif Ah Halka Maanta Ay Ka Soo Gaadhaan Sagaal Million Oo Keli Ahi .

 

Telefishinka Caalamiga Ah Ee HCTV oo wareystay maareeyaha wakaalada biyaha ee hargeysa Ibraahim Siyaad yoonis ayaa marka hore wuxuu weydiiyay halka ay mareyso hawsha dadweynaha Hargeysa ay aadka u suayaan ee biyo balaarinta Hargaysa qaar ka mida dadweynaha Caasimadda ayaa si toosa su’aalo u waydiiyay Maareeyaha.

 


Halkan hoose kaga bogo waraysi xiiso badan oo laga qaaday maareeyaha wakaalada biyaha hargeysa

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here