Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Magacaabay Masuuliyiin Badan Oo Ka Tirsanaan Doona Xisbiga UCID+Magacyada Masuuliyiinta Iyo Xilalka Lagu Taxay

0
857
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe

HARGEISA, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID eng Faysal Cali Waraabe ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ku magacaabay masuuliyiin badan oo kla jooga gudo iyo dibadba, waxaana uu u dhiibay xilal kala duwan.

Waxaan warsaxaafadeed uu gudoomiyuhu soo saaray uu u dhignaa sida tan

 

Date: 5/05/2016                                                                                                                                                 Ref/UCID/XDH/128/2016

 

Ujeedo: Xilal-Magacaabis

 

Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Eng.Faysal Cali Waraabe waxa uu magacaabay xilal dalka gudihiisa iyo debadiisaba ah, ka dib markii uu Latashaday guddida fulinta isla markaana uu arkay baahida loo Qabo buuxinta Jagooyinkan. Waxa uu magacaabay masuuliyantan hoos ku xusan.

 

Dalka gudihiisa:

 

  1. Cabdishakuur maxamed Ismaaciil Ku Xigeenka Xoghayaha Dhalinyarad Iyo Ciyaaraha
  2. Xasan Cabdiraxmaan Warsame Xoghaya Abaabulka iyo Wacyigallainta ee G.Maroodi-jeex.
  3. Saleban Sicid Raygal Gudomiyaha garabka dhalinyarada togdheer
  4. Mukhtaar Maxamed Jamac Xidhiidhiyaha gobolka togdheer
  5. Cumar Ibrahim sicid Xoghayaha dagmada Buuhoodle
  6. Jamaal Ibrahim maxamed la taliyaha gudomiyaha ee arimaha ganacsi

Laamaha Dibada:

  1. Aadan Siciid Nuur Ku xigeenka Gudomiya Qaarada yurub
  2. Idiris Axmed Cali (XUBIN) Ku simaha Gudoomiyaha Laanta UK
  3. Cabdi-Maalik Maxamed ducaale Xoghayaha Laanta UK

 

 

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

Eng. Faisal Ali Waraabe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here