Isbadalku Maaha Kud Ka Guur Oo Qanjo U Guur. By. Mohamed Gacayte

0
"Barmal meel ku noqo baa ka roon, Sharaf malaha bayna baynahuye". Abw. Cashuur Guurguurka siyaasiyiintu ma keento isbadalka ay bulshadu u haraadan tahay. Inta badan...

Hambalyo Meher: Hafsa Yusuf Sh Maxamed iyo Ibrahim Maxamed Xuseen

0
Dhamaan Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Hormarka Gabdhaha qaybihiisa oo dhami waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan walaashood qaali Hafsa Yousuf sheikh iyo Sawjkeeda qaaligaa Ibraahim...

Bangi Dhexe Oo Magac-u-yaal Ah Ma Lihinbaa Dhaanta W/Q: Cabdiraxmaan Cadami

0
Laga soo bilaabo markii xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo talada dalka la wareegtay waxa marba marka ka dambeeya sii qiima dhacayey Shilling-ka Somaliland waxaana kor...

Wasiir Samsam Waa Wasiirkii Ugu Waxqabadka Badnayd Dhammaan Wasiirradii Dalka Soo Maray

0
Samsam Cabdi Aadan waa johorad dheeman ah oo ka dhex ifaysa dhammaanba xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana magacaabisteeda wasiirka maaliyaddu xukuumadda...

Siyaasiyiinta Koonfurtu Hargeysi Miisaan Ma U Yeeli Karaan Xisbiga Waddani; Maxaa Faa’ido U Ah...

0
Shaley waxa aan faaqiday tamarta ay ku biirrin karaan is-bahaysigu Waddani. Sida aan uga hadlay waxa bar bilow u ahaa taariikhdooda, xilliga kala guurka,...

Doodaha Danyarta Iyo Dugsiyada Gaarka Ah ! Qalinkii: Axmed Cismaan Batuun (Q.7-aad)

0
Qormadii hore waxaynu kusoo aragnay dhibaatooyinka haysta macalimiinta dugsiyada gaarka ah wax ka dhiga iyo natiijada ka dhalata oo si toosa u saamaysa ardayda.   Qaybtan...

ISBADALKA LA RABO,YAA KA HIRGALIN KARA SOMALILAND?

0
Sida aynu la wada socono dalkeena waxa ka jira xaaladu u baahan in la saxo,tusaale ahaan waxa manta dalkeena ka jira qanacsade aan waxba...

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin...

Dameer Malab Sidaa Malab Muxuu Ka Yaqaan “Fadlan Waqti Yar Sii Akhri And Discuss”...

0
Noloshaaba geeddiyoo,gedgedoonka ku caan ahe, hadaan waagii baryaa bildhaan iyo iftiin ku tusin hadaan aqoontu ku farin saadaasha maqan doon,baroorta mar uun ka guur...

Ogaysiis ku Socda Jaaliyada Somaliland ee reer Bristol. UK

0
Jaaliyada reer Bristol ee Dalka UK oo ah Hormuudka Jaaliyadaha Somaliland ayaa si weyn ugu diyaar garowday soo Dhawaynta Wafdiga Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane...