Hambalyo Meher: Hafsa Yusuf Sh Maxamed iyo Ibrahim Maxamed Xuseen

0
1014

Dhamaan Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Hormarka Gabdhaha qaybihiisa oo dhami waxay hambalyo iyo boogaadin u dirayaan walaashood qaali Hafsa Yousuf sheikh iyo Sawjkeeda qaaligaa Ibraahim Mohamed Husein oo maanta meherkoodu ka dhacay dalka kenya gaar ahaan Nairobi , waxaan ugu ducaynaynaa ducadii rasuulka ?????????

بارك الله لكما و بارك عليكما و جميع بينكما في خير

????????????????????

Aliph Aliph Mabruuk Mabruuk xbbty Hafsa Ummul Kheyr  ?????????????

Reerkii lagu nastee, lagu nagaadee

wada jiree Nabad gala Guulow ka yeel

?????????????????????

Aameen Aameen Aameen Aameen Aameen Aameen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here