Wax Kastaa Way Shaqaynayaan, Balse Waxay UShaqaynayaan Si Khaldan

0
Hadii macmiilkii saacada soo iibasaday yidhaaho waxaan qaadanayaa saacadaydii, shirkadii laydhku waxay odhanayaan wuuna xadayoo Waxaynu ka hadli doonaa qodobada Xeerka Korantada (Electric Act) Ma...

Madaxweyne Doonista Mooyee Maamulkeeda iyo Macnaheedu Wuu Kugu Adkaadey

1
Maalinba Maalinta Ka Dambeysa,waxa soo Baxaya inta ay Leeg Tahey Rajada Maamul ee Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi marka loo fiirsado,nidaamka cadaaladeed ee Maamulkiisa,fahamkiisa...

Gudoomiye Sharmaarke Waa Shamac Ka dhex-ifaya Dhalinyarada Ficiisa Ah

0
HARGEYSA—Gudoomiyaha Hay'adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Mudane Sharmaarke Axmed Muxumed (Geele),waa shamac ka dhex-ifaya dhalinyarada ficiisa ah, waaanu ka soo dhalalay shaqadii iyo hawshii loo...

AASAASKII IYO YAGLEELAYAASHII NABADEYNTA IYO DIB U DHISKA QARANKAN JAMHURIYADDA SOMALILAND

0
Suldan Cabdiraxmaan Sh. Muxumed waxaa uu yaraantiisii ku barbaaray kuna hanaqaaday kililka shanaad ee itoobiya halka uu xiligii dhalinyaranimadiisii uu ku qaatay magaalada hargeisa...

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Mooshin Ka Keenay Haamasha Shidaalka Berbera

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Xubno ka mida Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa Mooshin Ka Keenay Haamasha Shidaalka Berbera. https://youtu.be/NF0MaPPiUjc

Sidee ayuu Madaxweyne Muuse Biixi ku gaadhi karaa himilooyinka uu hiigsanayo? WQ: Axmedyaasiin Muxumed...

0
Aragtiyaha Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee ku aaddan sida uu rabo in uu Somaliland horumar ku gaadhsiinayo waxay ahaayeen kuwo aan lahayn isbeddel iyo...

HARGEYSA: Boqor Buurmadow Oo Lagu Xukumay Shan Sanno Oo Xadhig Ah

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamida madaxdhaqameedka Somaliland kuwooda ugu caansan ayaa lagu xukumay shan sanno oo xadhiga, kaddib markii ay Maxkamadda...

Muran Ka Dhex Taagan Kaatoligga, Kaddib Markii Baadariga Ugu Sarreeyaa Beeniyey Jiritaanka Ciqaabta Jahannama

0
Rooma,(HargeisaPress) — Hadallo ka soo yeedhay baadariga ugu sarreeya mad-habta Kaatoligga ee Masiixiyiinta ayaa muran iyo doodo aad u kulul ka dhex abuuray xarunta...

CIILQABE(Dibnahaa la cunayaa,Qosolkaa la deexdaa,Adigoo il dabayaa,Dadku inaanay kaa garan,Misna lagu dedaalaa)

0
CIILQABE (Dibnahaa la cunayaa,Qosolkaa la deexdaa,Adigoo il dabayaa,Dadku inaanay kaa garan,Misna lagu dedaalaa).Dibadyaal by hadraawi Fadlan waqtii sii akhri waa Qiso aan waqti horre qoray oo...

Shirkada SAGAL JET Oo Tartan Ciyaareed u Furay Dhalinyarada Degmada Wajaale

0
Wajaale,(HargeisaPress) —Shirkada xayeysiisyada iyo boodhadhka casriga ah ee SAGAL JET Qaybteeda Wajaale ayaa Tartan kubada cagta ah u Furay Dhalinyarada Wajaale Tartan ciyaareedkan oo  loogu...