In Ka Baddan 50 Qof oo Loo-Xidhay Rabshado Ka Dhacay Ceerigaabo

0
Ceergaabo (Hargeisa Press)- Maamulka gobolka Sanaag, ayaa ka hadlay arrimaha xasiloonida iyo amniga gobolka, gaar ahaan magaalada Ceergaabo, kaddib rabshado ka dhacay gobolka. In ka...

Diyaaradda Mareykanka Ee B-2 oo Ahayd Hoggaamiyaha Bamka Hawadda oo Fashilantay

0
Washington (Hargeisa Press)- Diyaaraddaha wax duqeeya ee Mareykanka, ayaa sii yaraanaya xilli ay sii kordhayso xiisadda u dhaxaysa Washington iyo Beijing iyo weliba dagaalka...

Xildhibaan Kasoo Jeeda Gobolka Sanaag oo Hal Arrin Uga-Digay Shacabka Ceerigaabo

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xildhibaan Khadar Cali Xasan oo ka tirsan Xildhibaanada golaha Wakiillada Somaliland ee laga soo doortay gobolka Sanaag, ayaa waxaa uu si...

Sheekada 3 Qof oo Qaza Uga Baxaya Si Loo Daaweeyo

0
Qaza (Hargeisa Press)- Sadeel Hamdan waxa uu jiray qiyaastii lix toddobaad markii Israa’iil ay bilowday dagaalkeeda aan joogsiga lahayn ee Gaza. Hadda waxay si aamusnaan...

Xukuumadda Somaliland oo Qurbajoogta Ugu Baaqday Inay Ka-Fogaadaan Cunfiga Ololaha Doorashooyinka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland, ayaa ugu baaqday qurbajooga inay ka fogaadaan wixii cunfi iyo kala qaybsanaan...

“Marinka Dekedda Berbera Waxay Muhiimad U Leedahay Isku-xidhka Dhaqaalaha Gobolka”

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa sheegay in mashruuca Berbera Corridor uu door muhiim ah ka qaadan doono...

Madaxweynaha Somaliland oo Ka Qayb-galay Aaska Suldaan Barre Xaaji Xuseen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta waxaa uu ka qayb galay Aas qaran oo loo sameeyay Marxuum Suldaan Barre Xaaji...

Dad Ku Dhintay Shil Gaadhi oo Ka Dhacay Jabuuti

0
Djibouti ( Hargeisa Press)- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Tadjoura ee dalka Jabuuti, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Shil Gaadhi oo sababay...

Xukuumadda Somaliland oo Joojisay In Jaamacaddo Cusub Laga Furo Dalka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay shaacisay inay gebi ahaanba joojisay in Jaamacaddo cusub laga furo magaalooyinka dalka, iyadoona xaddideysa Jaamacadaha iyo...

Maayarada Hargeysa iyo Jigjiga oo Ka Warbixiyay Shirka Marinka Berbera Corridor

0
Jigjiga (Hargeisa Press)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdikariim Axmed Mooge iyo Maayarka magaalada Jigjiga, Shaafi Axmed, ayaa faah faahin ka bixiyay shirka madasha ka faa’iidaysiga...