CUGASHADA GURACAN & SOOYAALKII SEED: Qaybtii 1 aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
“Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani" Hordhac: Ugu horayn, waxan halkan ku gorfayn doonaa qormo taxane ah oo ka...

Doodaha Danyarta Iyo Dugsiyada Gaarka Ah Qormadii 8aad Qalinka: Axmed Cisman Batuun

0
Qornadani waa dhamaadka faaqidaadii dugsiyada gaarka ah waana  bilawga fatashaadda jaamacadaha tiro dhaafay ee xiligan ragaadiyay aqoonta sare ee dalka oo noqon doonta qaybta...

Xirsiyow laba arrimood lagaa iibsan maayo: Waxqabadka Kulmiye ayaan Waddani u wareejinayaa iyo Muuse...

0
Xirsi Xaaji Cali Xasan oo in muddo ah Wasiirka Madaxtooyada ahaa ayaa dhawaan ku biiray xisbiga Waddani. Waxaa lagu taagay kursi la yidhi isagaa...

Dhulka Hooyo waa goob jacayl u nagu beeran !

0
Waxaan xasuusta maalinta 25.02. sanad kasta Kuwait waxa loo dabaal dagi jiray maalinti ciida Istiqlaalka Kuwait ! Runti waxay ahaan jirtay maalin aad u...

Ogaysiis ku socda ardayda gobolka Togdheer

0
Waxan idinku wargelinayaa in qofkii ka baxay Dugsi sare ee raba inuu Jamacada ka galo Burco laga bixin doono lacagta feega Jamacada 40%.   Fiiro Gaara:...

Biyo La’aaanta Gobolka Gabiley Waa Mid Ku Timi Maamul Xumo

0
Aniga oo ah Suldaan Axmed Cabdi Askar, ahna mulkiilaha beerta uu ka qodan yahay mid ka mid afarta ceel ee ay isticmaasho magaaladda Gabiley,...

Wasiirka Arimaha Guduhu Waa Shakhsi Ku Sifoobay Hawl Kar Nimo Iyo Caadcad Wasiir Yaasiin...

0
Marka hore waxaan salaamaya guud ahana warbaaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha Somaliland, sida fiican ee ay aaraada dadwaynaha u soo bandhigaan una...

Cirro Xil Ma Warreejin Kaliya E, Somaliland Dhan Ayuu Ka Rarray, Hawd Iyo Awdal...

0
''Exclusive Power'' Miyaan la moodin in awooddii Somaliland dhinac uun ku sii uruurrayso amma awooddii siyaasadda deegaanno gaar ah uun aad moodo in ay...

Hawl-wadeenada Caafimaadka Somaliland oo Tacsi u diraya Wasiirka caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed...

0
Agaasimaha Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Dr,Axmed X Cumar Askar, Ku Simaha Agaasimaha Cisbitaalka Dr C/Laahi Xasan Taywan,Maamulaha Cisbitaalka Guud  Ee Hagaysa,Axmed Daahir Aadan, Xisaabiyaha...

Tacsi Tiiraanyo leh oo ku Socota Wasiirka caafimaadka Somaliland saleebaan xaglotoosiye oo aabihii ku...

0
HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar...