Hambalyo Dhalasho Farxad Leh

0
1763

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi.

 

Waxay Hambalyo Dhalasho Farxad leh u dirayaan Cabdiqani Abiib Diiriye iyo Raxma Cayngal oo wiil ugu dhashay 07 /10/ 2016, Magaalada Hargeysa  wiilkaasi oo loo bixiyay Xuseen Cabdqadi Abiib Diiriye, WAXAY LEEYIHIIN NOQO KII DADKIISA,DALKIISA IYO DIINTIISABA ANFACA..Aamin..Aamiin..Aamiin..

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here