Hawl-wadeenada Caafimaadka Somaliland oo Tacsi u diraya Wasiirka caafimaadka Dr. Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye)

0
833

Agaasimaha Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Dr,Axmed X Cumar Askar, Ku Simaha Agaasimaha Cisbitaalka Dr C/Laahi Xasan Taywan,Maamulaha Cisbitaalka Guud  Ee Hagaysa,Axmed Daahir Aadan, Xisaabiyaha Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa C/Qaadir Axmed Maxamed,Khasnajiga Cisbitaalka Xasan Cabdi Nuur Madaxa Shaqada Iyo Shaqaalaha, Gudida Guud Ee Cisbitaalka Hargaysa,Madaxda, Qaybaha Cisbitaalka,Dhakhaatiirta Iyo Dhamaan Shaqaalaha Cisbitaalka Guud Ee Hargaysa Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Gaadhsiinayaan Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr,Saleebaan Ciise Axmed Oo Aabihii Marxuum Ciise Axmed Ku Geeriyooday Magaalada Burco, Waxay Marxuumka Ilaahay Uga Baryayaan Inuu Janooyinkiisa Geeyo Wasiirka,Qoyska,Ehelka Iyo Intii Uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Saadiqa Ka Siiyo.

 

Aaamiiin       Aamiiin     Aamiiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here