Ogaysiis ku socda ardayda gobolka Togdheer

0
900

Waxan idinku wargelinayaa in qofkii ka baxay Dugsi sare ee raba inuu Jamacada ka galo Burco laga bixin doono lacagta feega Jamacada 40%.

 

Fiiro Gaara: ardayda laga bixinaya waa ardayda danyarta ama an awoodin Waxaa iga goaan Aniga in dadkayga an u shaqeeyo hore iyo danbaysaba.

 

Sanadka ii hadhay xilka aad ii dooraten oo dhamaanaya 2017/11.20 insha alla Hadi ad tahay ardayga shurudaha buxiyay ama cidi garanaysa hayska diwangaliyeen Xaafiskayga oo ku yala Daalo arlayn iyo shirkada Salama Buss ayuu U dhaxeeya sacadaha 7.30 12.00 ama 4,00 ilaa 600.

 

Waxaad igala soo hadli karta telifoonadayda oo ah 0634240409 ama 0659222248

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here