Hargeysa: Xukuumadda Somaliland Oo Dib U Furtey Warshad Hore Ay U Xayirtay

0
Hargeysa,(HargeisaPress)β€”Hay”adda dhowrista tayada Somaliland, ayaa maanta shaacisay inay dib u furtay Warshada U-FRESH oo soo saari jirtay sharaabka iyo cuntooyinka kala duwan. Haseyeeshee Hay”adda dhowrista...

Wada Hadal U Bilaabmay Saddexda Xisbi Qaran Iyo Kulankii U Horeeyay Ee Shalay Oo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)β€”Waxa shalay baaqday wada hadal la filayay inuu u bilaabmo saddexda xisbi ee KULMIYE, WADDANI iyo UCID. Wada hadalkan oo la sheegay inuu dabada ka...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Barnaamijka Horumrinta Cilmiga Wajigiisii Saddexaad

0
Hargeysa,(HargeisaPress)β€”Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa. Madaxweyne...

Mareeyihii hore ee Tvga Qaranka Oo Soo Bandhigay Arimo Ay Masuuliyiinta Wasaaradu Kula Kaceen

0
Hargeysa,(HargeisaPress)β€”Mareeyihii hore ee Tvga Qaranka Somaliland Ee dhawaan xilka laga qaadayΒ  muuse jaanbiir ayaa si kulul uga hadlay arimo ka baxsan masuuliyada oo ay...

Hargeysa: Cayni Aadan oo lagu Waraystay Barnaamijkka Marwo ee Astaan Cable & waxyaabaha ay...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)β€”Cayni Aadan Cali oo ah Soo saaraha Kiriimada iyo Saliidaha Casriga ah, isla markaana dabeeciga ah ee Cayni Natural Production oo beryahan dambe aad...

Wax ka baro Taariikhda Xaafadda Daaroolle iyo Waxyaabaha ay caanka ku tahay

0
Berbera,(HargeisaPress)β€”Maxaad kala socotaa xaafada Daaroole ee magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil.vWarbixin Khaalid Foodhaadhi https://youtu.be/PC-Gw4OdwAM  

Trump oo u soo tafaxaytay Hindiya iyo Turkiga

0
Hargeysa β€” Dawladda Maraykanka ayaa qorshaynaysa in ay soo afjarto naasnuujin ganacsi oo ay u samayn jirtay dalka Hindiya, qorshahaas ayaana ogolaanaya in qaar...

Hargeysa: Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatey Wafti Ka Socdey Midawga Yurub

0
Hargeysa, (HargeisaPress)β€”Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo uu wehelinayo Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mida...

Nin ku eedeeysnaa Kufsi iyo Dil uu u geystay Haweeney oo lagu toogtay gobolka...

0
GARBAHAAREEY - Eedeysanahan oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Cali Xaamud ayaa in mudo ah ku xirnaa saldhigga dhexe ee degmada Garbahaareey ayadoo loo heystay...

Taliska Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Ka Hadley Weerar Gaadmo Ah Oo Maleeshiyaadka Puntland Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress)β€”Af-hayeenka Ciidamada qaranka Somaliland Gaashaanle Sare Cabdiraxmaan Cabdilaahi Xasan (Cabdi Dheere) oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta miiska saraakiisha, ayaa faah faahin ka...