Hargeysa: Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Oo Kulan La Qaatey Wafti Ka Socdey Midawga Yurub

0
930

Hargeysa, (HargeisaPress)—Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere oo uu wehelinayo Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka mida gudida fulinta ee Xisbigaasi, ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay wefti ka socda Midowga Yurub.

Kulaankan oo ka qabsoomay xarunta Xisbiga Kulmiye ku leeyahay Hargeysa, ayaa waxa faah faahin dheeri ah ka bixiyay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga Kulmiye, isagoona sheegay in wefti ay ka wada hadleen dib u dhaca Doorashooyinka.

HargeisaPress.com/Hargaysa Office

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here