Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Barnaamijka Horumrinta Cilmiga Wajigiisii Saddexaad

0
1268

Hargeysa,(HargeisaPress)—Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Sayici) ayaa maanta ka qayb galay barnaamijka horumrinta cilmiga wajigiisii saddexaad oo maanta ka furmay magaaladda Hargaysa.

Madaxweyne ku-xigeenka ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la tayeeyo, korna loo qaado waxbarashadda Somaliland, waxaanu kula dar-daarmay wasaaradda Waxbarashadda iyo Saynisku inay laban-laabto dadaaladda lagu doonaayo in tacliinta la gaadhsiiso guri kasta.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here