Ra’iisul-wasaare Ku-xigeenka Imaaraadka Carabta Oo Qaabiley Madaxweynaha Somaliland

0
Abu Dhabi (Hargeisa Press): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi  iyo weftigii uu hoggaaminayey oo socdaal shaqo ku jooga magaaladda Abu Dhabi  ayaa maanta...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Tacsi Ugu Tegay Saafaradda Itoobiya Ee Hargaysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press.com): Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha Madaxweynaha Somaliland  Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta tacsi ugu tegay safaaradda dawladda Itoobiya...

Agaasimaha Cusub Ee Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa Oo Xilka La Wareegay

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta xilka u kala wareejiyay agaasimaha cusub ee cusbitaalka guud ee Hargaysa Dr. Yaasiin Carab...

Xaalad Biyo La’aaneed Oo Ka Taagan Gobolka Togdheer iyo Badhasaabka Oo Qaylo Dhaan Diray

0
Burco (Hargeisa Press.com): Badhasaabka gobolka Togdheer Xamse Cabdi Maxamed, ayaa walaac ka muujiyay xaalad abaar iyo biyo la’aaneed oo  soo waajahday  degaamo badan oo...

Xildhibaan Bedka Soo Dhigay Lacago Malaayiin Dollar Ah oo Laga Dhoofiyo Madaarka Cigaal Ee...

0
Hargeysa (HargeisaPress)- Guddoomiyaha gudida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cumar Sanweyne oo maanta hadal ka jeediyay kulan ay yeesheen mudanayaasha golaha Wakiilada, ayaa...

Somaliland: Xildhibaano Gole Degaan Oo Madaxweynaha Ka Dalbaday In Uu Kala Diro

0
Boorama (Hargeisa Press.com): Xildhibaanadda goleyaasha degaanka jamhuuriyadda Somaliland waxaa la doortay dabayaaqadii sanadkii 2012-kii, iyadoo muddo xileedkoodu kuna ku ekaa dhamaadkii sanadkii 2017-kii. Hase yeeshee...

Somaliland Oo Safaarad Ku Yeelanaysa Dalka Turkiga

0
Istanbul — Somaliland Oo Safaarad Ku Yeelanaysa Dalka Turkiga Iyo Wasiir Abees Oo Dalka Turkiga Kulamo Kula Qaatay Xoghayaha Arimaha Afrika U Qaabilsan Turkiga Iyo Uqaabil-sanaha...

Liiska dalalka ay ka soo jeedaan dadkii ku dhintay diyaarada Ethiopian Airlines oo la...

0
ADDIS ABABA —Madaxda shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa goor dhaw ku dhawaaqay dalalka ay ka soo jeedaan dadkii la socday diyaaradii burburtay oo la...

Sodon Beenood Oo Laga Faafiyay iyo Sadex Meelood oo ay Ka Shabahdo Maka-Allmukarama Warbixin:

0
Laascaanood,(HargeisaPress)—Buuraha ka xiga Gees Kasta Waqooyi,Galbeed iyo Koonfur,oo badhkood Gudaha Magaalada ku yaalaan,Ayaa Lagu Suureeyaa,in ay Tahey Magaalada Juqraafi ahaan ugu Muuqaalka dhaw.Magaalada Barakeysan...

Dawlada Turkiga Oo Eriday Sadex Weriye Oo U Dhashay Jarmalka Iyo Xukuumada Berlin Oo...

0
Istanbul —  Wasiirka arrimaha dibadda Jarmalka ayaa kasoo horjeestay go'aanka uu Turkigu dalkiisa uga eryay Saddex saxafi oo Jarmalka u dhashay. Heiko Maas ayaa sheegay...