Somaliland Oo Lagu Qabanayo Koobka Wadamada Aan La Aqoonsanayn

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Somaliland Oo Lagu Qabanayo Koobka Wadamada Aan La Aqoonsanayn. https://youtu.be/J1D4Wqe_lI8 Hargeisapress.com Gabiley Office 

Weftigii Uu Hogaaminayay Madaxweynaha Somaliland Oo Gaadhay Dubai

0
Dubai (Hargeisa Press): Weftigii uu hogaaminayay madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland oo maanta safar ku tegay dalka Imaaraadka Carabta ayaa caawa fiidkii waxay gaadheen magaaladda Dubai. Waxaana...

Booliska Wajaale Oo Qabtay Maandooriyaha Xashiishadda

0
Tog-Wajaale,(HargeisaPress) — Ciidamadda booliska ee magaaladda Tog-wajaale ee gobolka Gabiley ayaa xalay gacanta ku soo dhigay maandooriyaha loo yaqaano Xashiishadda oo lagu qiyaasay in...

Maalinta Haweenka Aduunka Ee 8 March Oo Laga Xusay Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press): Iyadoo sanad walba wadamo badan oo caalamka ah laga xuso maalinta haween-weynaha aduunka ee 8-da bisha March ayaa waxaa maanta looga...

Wefti Uu Hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Baxay Imaaraadka Carabta

0
Hargeysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa galabta safar shaqo ugu ambo-baxay dalka isu-tagga Imaaaraadka Carabta oo...

Haweeney xabsi ku mutaysatay gudniinka fircooniga ah

0
Hooyo 37 jir ah ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee waddanka UK xabsi ku mutaysta gudniinka fircooniga ah. Haweeneyda oo u dhalatay dalka Uganda ayaa...

Dibadbax maanta ka dhacay magaalada Diridhabe + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Dibadbax ballaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Diridhabe, banaanbaxan ayaa waxaa isugu soo baxay dadka Oromada ah ee deggan qaybo kamid...

Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil oo geeriyooday

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Dubai ayaa sheegaya in Wasiirkii Dastuurka dowladda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jabriil uu ku geeriyooday Isbitaal ku yaala magaalada...

Marwo Kaltuun Xaaji Daahir oo Dumarka Somaliland ku Hambalyeysay Xuska Maalinta Haweenka Adduunka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Cigaal, ayaa dhambaal hambalyo ah u dirtay haweenka Jamhuuriyadda Somaliland iyo guud ahaanba dumarka Soomaalida, dhambaalkaas oo ay ku soo...

Wasaaradda Diinta oo Shaacisay Xilliga ay Gobollada ka bilaabayso Diiwaangelinta Maddarasadaha, Hargeysa oo Dhammaad...

0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo Digniin u Diray Dadka raba inay furtaan Maddarasado Cusub Hargeysa,(HargeisaPress)—Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa shaaca...