Hargaysa: Ciidamadda Booliska Oo Xidhay Weriyeyaal Ka Tirsan Eryal TV

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Ciidamadda booliska magaaladda Hargaysa ayaa maanta gelinkii hore xidhay saddex weriye oo ka hawl gala telefishanka madax banaan ee Eryal oo...

Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis Ku Siidaayay 19 Budhcad-badeed ah

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyay 19 xubnood oo ka mid ahaa ragg falal  budhacad badeednimo ugu xidhnaa...

Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Wakiiladda Oo Ka Hadlay Saami-qaybsiga Beelaha

0
Boorama (Hargeisa Press.com): Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in caqabadaha muddo dheer hor taagnaa in dalka doorashooyin laga qabto ay...

“Xukuumadihii Kulmiye xuquuqdayadda way duudsiyeen oo nooma arkaan”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Boqor Axmed Iimaan Warsame, oo ka mida madax dhaqameedka Somaliland ayaa ku dhaliilay  xukuumadihii xisbiga Kulmiye ee u kala danbeeyay taladda...

Axmed Yuusuf Yaasiin Oo Ka Jawaabay Dhaliilo Uga Yimid Xoghayihii Hore UDUB

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa jawaab adag ka bixiyey eedo uu u soo jeediyey Xoghayihii hore Xisbiga...

“Wadahadalka Caarre Odayaal Garxajis ah uma baahna ee Cali Khaliif iyo Xagla-toosiye ha loo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa sheegay inaanay isqaban in wadahadal baa Jabhadda Caarre iyo Somaliland u socda haddana dagaallada labada dhinac weli...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Qorshaha Shanta Sanno ee Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland+ SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah u daah-furay qorshaha shanta sano ee soo socota ay ku hawlgeli doonto...

Madaxwayne Muuse Biixi Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyay Masuuliyiin Ka Tirsan Xukuumadiisa

0
Hargeysa,(HargeisaPress) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-351/072019, uu Xilka qaadis iyo Magacaabid ku sameeyey xubno...

Gudoomiyaha Hay’adda Shaqalaha Somaliland Oo La Kulmay Mr. James Swan

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland Farxaan Aadan Haybe, ayaa maanta kulan la yeeshay ergayga gaar ka ah ee xoghayaha guud ee...

Ururka Qareenada Somaliland Oo Cambaareyay Xadhiga Xildhibanada Gabilay

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa Xaraan Ku Tilmaamay Xadhiga Xildhibaanada Gabiley,Xukuumadana Ku Eedeeyay Inay Ku Tumatay Sharcigii Dalka. Gudoomiyaha ururka qareen Somaliland Maxamed...