“Wadahadalka Caarre Odayaal Garxajis ah uma baahna ee Cali Khaliif iyo Xagla-toosiye ha loo diro..” Ismaaciil Buubaa

0
707

Hargeysa,(HargeisaPress) —Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, ayaa sheegay inaanay isqaban in wadahadal baa Jabhadda Caarre iyo Somaliland u socda haddana dagaallada labada dhinac weli sii socdaan, isla markaana wuxuu intaas ku daray oo uu ku taliyey wadahadalka loo diro Cali Khaliif, Xaglatoosiye iyo xubmo kale, si uu midho dhal u noqdo wada-xaajoodku.

Ismaaciil Buubaa oo maanta waraysi gaar ah uu la yeeshay Tifaftiraha Telefeshinka Baddacas24 Cabdifataax Ismaaciil Mursal. Waxa kale oo uu Buubaa ka hadlay heshiiska Xisbiyada iyo Xukuumadda Somaliland dhexmaray ee doorashada la xidhiidha.

Warkaas ka daawo Muuqaalkan hoose

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here