Ururka Qareenada Somaliland Oo Cambaareyay Xadhiga Xildhibanada Gabilay

0
620

Hargeysa,(HargeisaPress) —Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa Xaraan Ku Tilmaamay Xadhiga Xildhibaanada Gabiley,Xukuumadana Ku Eedeeyay Inay Ku Tumatay Sharcigii Dalka.

Gudoomiyaha ururka qareen Somaliland Maxamed Maxamuud Xaashi (Timo), ayaa xadhiga xildhibaanadan ku sheegay mid xaaraan oo lagu gafay xasaanadii ay lahaayeen iyo sharcigii dalka.

Ururka qareenada ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay tahay xukuumadii ugu sharci jabinta badnay mudadii ay xilka haysay sheegayna in uu dalka maraya xaaladii ugu liidatay ee dhinaca sharci mudadii Somaliland jirtay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here