Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo Kulan Qaatay Golaha Wakiilada

0
1001

Hargeisa (Hargeisapress) – Xisbiyada mucaaridka ah ee Somaliland ee UCID iyo WADDANI ayaa maanta kulan la qaatay Shir-guddoonka golaha Wakiilada Somaliland.

Kulankan ay labada Xisbi mucaarid la qaateen shir-guddoonka ayaa ku adaanaa si ay wax uga ogaadaan halka uu marayo mooshinka lagu kordhinayo xubnaha Koomiishanka Doorashooyinka.

Dhinaca kale, Kulankan oo ay warbaahintu dibad joog ka ahayd waxa faah faahin ka bixiyay ujeedka kulankan iyo wixii lagaga wada hadley Xoghayah guud ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi.

WARIYE: XAMSE JIRDE

HARGEISA PRESS.COM

OFFICE HARGEISA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here