Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane Saylici Oo Dhaawac Soo Gaadhay Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo ay wehelinayaan Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada, Maxamed Muuse Abees,...

Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland Oo Qabatay Dawooyin Qaldan + Dalka Laga Keenay.

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Hay'adda Somaliland u qaabilsan ilaalinta tayada badeecadaha ayaa maanta qabatay Dawooyin Qaldan oo dalka la soo galiyay. https://youtu.be/OlYUpoWY4Ls

“Muuse Biixi Wanaag ha ka sugina waana noo bacda Ciid-ka…” Guddoomiyaha UCID

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Biixi, in ay dhibaataynayso dimoqraadiyadii iyo qarannimadda...

Barnaamijka “Hiilka Nebigeena (csw)” oo Culimadu soo bandhigeen: Daawasho Wacan

0
Culimada ugu waaweyn wadanka ayaa ka qayb-galay Barnaamij loogu magacdaray “Hiilka Nebigeena Muxammed (csw)”; kaasi oo loogu talogalay in ummadda Muslimiinta ah meelkasta oo...

Maalinta Xornimadda Saxaafaddu Macno Nooce Ah Ayay U leedahay SAXAFIGA? Qalinkii: Mustafe Adam

0
Maanta waa maalinta golaha guud ee Qaramada midoobay ay u aqoonsadeen maalinta xornimada saxaafadda adduunka “World Press Freedom Day.” Adduunkana meel walba waa laga...

Magacyada 10 Masuul Oo Ka Kala Socda Dawladaha Somaliland Iyo Somaliya Oo Uga Qayb...

0
Istanbul (HargeisaPress) —Warbaahinta Somaliland gaar haan wargeyska Geeska Africa  ayaa helay warar dheeraad ah oo la xidhiidha xogtii uu cadadkiisii shalay ku soo bandhigay ujeedooyinka...

Madaxweyne Siilaanyo Oo Sheegay In Qaddiyada Somailand Ay Dhiiri Galinayaan Wadamo Yurub Ah Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa caddeeyey in dhaqdhaqaaqyada xornimo-doonka ah ee ka curtay dalal qaaradda Yurub ka mid ah ay...

Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Oo Maanta Kullan Ballaadhan Oo Qado Ah Ku Qaabiley Haldoorka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa kullan ballaadhan oo qado ah ku qaabiley Haldoorka, Waxgaraad, Siyaasiyiin miisaan culus, aqoonyahano...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Kormeer Maanta Ku Tagey Xarunta Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Nuxurka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta guud ee taliska ciidamada Booliska Somaliland. Madaxweynaha oo salaan sharaf ka...

Warbixin Ku Saabsan Haweenka Danyar Ta Ah Ee Ku Ganacsada Suuqyada Magaalada Hargeysa +...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kadib markii dagaale sokooye ka qarxeen Jamhuuriyadan Somaliland ayaa waxa uu dagaalkaasi sababay inay burburaan dhamaan kaabayaashii dhaqaalaha ee uu lahaa dalkan...