“Muuse Biixi Wanaag ha ka sugina waana noo bacda Ciid-ka…” Guddoomiyaha UCID

0
931

Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Biixi, in ay dhibaataynayso dimoqraadiyadii iyo qarannimadda Somaliland.

Waxaanu sheegay inuu madaxweyne Biixi iyo xukuumadiisa, isla markaana marka ay dhamaato Ciidda Ramadaan in aanu Muuse Biixi madaxweyne noqon doonin.

Eng. Faysal Cali Waraabe, oo hadal ka jeediyay kulan uu caawa magaaladda Hargeysa kaga qayb galay oo loo qabtay saxafiyiin xidhnaa oo la soo daayay, ayaa sheegay in saxafiyiinta la xidhay ay yihiin kuwii caalamka gaadhsiiyay dhibaatadii suuqa Waaheen ee gubtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here